Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Maxamed Farmaajo ma ku noqon doonaa Shirka Afisyoone..? (Akhriso: 3-da Go’aan ee midkood uu qaadan doono)

    Maxamed Farmaajo ma ku noqon doonaa Shirka Afisyoone..? (Akhriso: 3-da Go’aan ee midkood uu qaadan doono)

    April 9, 2021Updated:April 21, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Beesha Caalamka ayaa ka hor timid inuu fashilmay shirkii hordhaca ahaa ee Xarunta Afisyoone uga socday Madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, iyado meesha laga saaray go’aankii xukuumadda, looguna baaqay madaxda labada dhinac inay ku laabtaan shirka.

    Dalabkii xalay kasoo baxay Beesha caalamka wuxuu si toos ah ugu socday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maamulkiisa uu shaaciyey in shirkaasi fashilmay, eedana dusha u saaray madaxweynayaahsa maamul Goboleedyada Puntand iyo Jubbaland.

    Waa xaalad adag inuu Farmaajo ku laabto shirka Afisyoone, isagoo raacaya amarka Beesha Caalamka, waxaana u furan saddex go’aan inuu qaato midkood, iyadoo ay markan ay si toos ah isu wajahayaan isaga iyo Beesha Caalamka.

    Saddexda tallaabo ee u furan Farmaajo xilligan waxay kala yihiin:

    1- Inuu sii wado shirka aan waxba jasoo baxeyn dhinaciisa, una wakiisho Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kana war sugo xaaladda.

    2- Inuu diido ka qeyb galka shirka Afisyoone, siina wado qorshihiisa ah muddo kororsiga laga ansixinayo Golaha Shacabka, taasoo si toos ah isaga horkeeneysa isaga iyo Beesha Caalamka.

    3- Iyo inuu qaato tallaabooyin kale oo lama filaan ah (Nuclear Option) sida inuu joojiyo la-shaqeynta beesha Caalamka, inuu eryo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ama inuu abuuro xaalad kale oo lagu mashquulo.

    Qodobka ugu danbeeya ayaa ku adag madaxweyne muddo xileedkiisu dhammaaday oo sharciyadiisu qabyo tahay, laakiin waxaa aad loogu bartay Farmaajo iyo kooxda yar ee la talisa inay marba la yimaadaan xaala abuur jawiga wax ka bedeli kara si xaalad adag oo heysata looga baxsado ama dib loogu dhigo.

    Beesha caalamka Doorashada Farmaajo Shirka Afisyoone Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Caalamka oo madaxda Soomaalida ka Dalbatay inay degdeg ugu laabtaan Wadahadalkii Afisyoone (Akhriso)
    Next Article Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii la dilay ee Degmada Hodon oo Go’aan culus soo saartay iyo Cidda loo heysto

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo