Qaar kamida Waxgaradka, siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka Beesha Muddulood oo maanta shirweyn isugu yimid ayaa ka hadlay maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo xaalad bilow ah ku jira kadib markii goboladii kale ay maamulo kumeelgaara sameysteen.
Beeshan ayaa qoraal ay ka soo saartay shirkaasi soo jeedisay in la dhiso:
Maamul Goboleedka Banaadir State oo caasimada Muqdisho ku jirto
Maamul Goboleed ay ka kooban Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe
[ad name=”HTML-2″]
Guddi ka kooban oo beeshan ka tirsan ayaa lagu magacaabay shirkii maanta inay dhismaha maamul goboleedka Hiiraan iyo Sh/Dhexe kala xaajoodaan beelaha kale, waxayna magacyada xubnahaasi kala yihiin:
Cali Maxamed Geedi
Ismaaciil Macalin Muuse
Sheekh Muudey Gacal
Wadani.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]