Browsing: BREAKING NEWS
Ra’iisal wasaaraha iyo golaha wasiirada waa inay si buuxda masuul uga noqdaan amniga dalka, madaxweynihii horena uu ku ekaado murashaxnimadiisa
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furmay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda…
Ra’iisal wasaarihii dalka Suudan Cabdalla Xamduuk ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Ra’iisal wasaaraha dalkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne aya asheegaya inuu dagaal ka qarxay duleedka Waqooyi ee magaaladaasi.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. kaasoo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wasiirka Amniga xukuumadda xilgaarsiinta ayaa soo saaray amar xukuumadda kasoo baxay oo Garoonka Diyaradaha Muqdisho looga saarayo taliska Nabadsugidda iyo…
Golaha Wasiirada xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa xilli habeen ah shir yeeshay caawa iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Alshabaab ayaa dib uga baxday degmada Balcad, kadib markii ay xilliga salaadii subax qabsadeen, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay saaka aroortii weerar ku qaadeen degmada Balcad oo Muqdisho…
Mareykanka oo Farmaajo si toos ah ula hadlay, una sheegay inuusan adeegsan ciidamada, lana shaqeeyo Ra’iisal wasaaraha
Wasiirka Amniga xukuumadda Xilgaarsiinta C/llaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan saraakiisha hor istaagay bannaanax nabadeed oo…
Bannaanbax lagu taageerayo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, loogana soo horjeedo madaxweynaha xilkiisyu dhammaaday ee Maxamed C/laaahi Farmaajo ayaa ka…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa kulan fogaan arag ah maanta la yeelatay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyagoo kala…
Ma rumeysan lahayd in bil Waliba ay Hay’adda NISA ku bixiso Maareyso Nolosha Mukhtaar Roobow lacag dhan $7000
