Browsing: BREAKING NEWS
Aqalka Odayaasha ee Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay in Safiirka cusub ee Maretkabnka u soo magacaabay Soomaaliya.
Guddiga Xalinta Khilaafkada Doorashada dadban ayaa iska diiday xil ka qaadista uu 7 xubnood oo ka mida uu ku sameeyay…
Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa diiday inay ka baxaan Hotel ay ka deganaayeen magaalada Muqdisho, kadib…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa caawa ku qabtay xeebta Liido e degmada C/casiis Doon siday waxyaabaha Mukhaadaraadka ah.
Iyadoo ay dhammaatay mudaddii Guddiga Xalinta Khilaafaadka u qabsaday inuu go’aan uga qaato muranka ka dhashay Doorashadii Kursiga HOP067 ayaa…
“Dib u dhac ku yimaada Jadwalka doorashada dalka waxaa Mas’uuliyadeeda qaadaya Mas’uuliyiinta Golaha Wadatashiga Qaranka”
Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) ayaa ku dhawaqay in uu yahay Musharax u taagan kursi ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku dhawaaqay qabashada Shirweyne Wadatashi ah oo ay isugu yimaadaan waxgaradka Soomaaliyeed,.
Odayaasha leh saxiixda afar kursi ayaa markii ugu horeysay liiska ergada kuraastaasi ku wareejiyey Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu goor dhow ka dhacay qarax lala beegsaday xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad…
Waxaa dib u soo cusboonaaday khilaafkii Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT, kadib markii uu Guddoomiyihii aqalka Sare ee baarlamaabnka 10-aad…
Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyey inay dib u qabsadeen magaalooyinka istiraatiijiga iyo muhiimka ah degaanka Amxaarada oo kala ah: Dessie iyo…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inuu wareejiyey askartii geysatay dilka marxuumiinta Sakariye Maxamud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen…
