Browsing: BREAKING NEWS
“Ma aqbalayno, qaybna ka noqon meyno boobka Doorashada socota oo laguna burburinayo Nabadda iyo dawladnimada.
Qaraxa uu ninkan geystay waxaa ku dhintay 8 qof, waxaana ku dhaawacmay 17 kale.
Shir saacado badan maanta dhex maray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa kusoo dhammaaday laba ballanqaad oo…
Ciidamado ka tirsan Daraawiishta Puntland oo magaalada Bosaaso tegay markii ay banneeyen aagaggii ay difaaca uga jireen ayaa ku biiray…
Waxaa Magaalada Baydhabo socota doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#103 oo ay shalay hakiyeen Guddiga Doorashada Hee Federaal, kadib markii ay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ee uu gaaray aagga dagaalka la hadlay warbaahinta, isgoo sheegay inay…
Beesha caawa ayaa ku baaqday in la tixgeliyo xaqa ay musharixiinta u leeyihiin inay isu soo taagaan doorashada, loona maro…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka ahna musharax xildhibaan u taagan Kursiga HOP103 ayaa magaalada Baydhaba uga dhawaaqay in wax nidaam…
Golaha Midowga Musharrixiinta ayaa ka digay in Doorashada socota ay tahay mid aan hore loo arag oo Boob ah, waxayna…
Alshabaab ayaa caawa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey Agaasimihii Idaacadda Radio Muqdisho C/casiis Maxamed Guuleed…
