Browsing: BREAKING NEWS
Kulan gaara oo xasaasi ah ayaa u socda Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo isku maandhaafay Hanraacyada…
Midowga Musharixiinta ayaa diiday Habraacyadii ay xalay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran ee ku saabsanaa Doorashooyinka Dadban ee 2021.
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa si adag uga hor yimid Habraacyadii Doorashada ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.
Wararka laga helyo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo beeleed is abaabulay oo ka horeeda madaxweynaha Hirshabeelle ay qabsadeen saldhiga…
AMISOM ayaa WAR SAXAAFADEED cusub kasoo saartay xasuuqii Golweyn ee askarta Uganda geysteen, waxaana qoraalka lagu caddeeyay inuu socdo baaritaan…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in Booliska Somaliland ay xabsiga dhigeen C/maalik Muuse Coldoon oo ah saxafiyo iyo…
Madaxweynihii Dalka Afghansitan ee dalkiisa ka tegay Ashraf Ghani ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay xaaladii uu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa galabta ka dhacay degaanka Shabeelow ee ka mida degaanaad hoostaga Bacaadweyne,…
Qarax culus ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Guddoomiyihii degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax lala beegsaday guddoomiyaha Degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray goor dhoweyd Habraaca Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, xilli la filayey inay ka…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa kadib shir muddo saddex maalmood ah uga socday Golaha Midowga Musharixiinta ayaa laga soo Saaray War-murtiyeed…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Daalibaan inay qabsadeen xarunta Madaxtooyada magaalada Kaabul ee caasiladda Afghanistan.
Wararkii uu danbeeyay ee xaaladda dalka Afghanistan ayaa sheegaya in Madaxweynihii dalkaasi Ashraf Ghani uu ka cararay, kana dhoofay caasimadda…
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) oo markii ugu dambeysay isu dhiibay dowladda Federaalka, kadib heshiis ay…
Waxaa magaalada Baydhaba lagu soo gabagabeeyay Doorashada saddex kursi oo ka tirsan Aqalka Sare ee B aarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiirkii Gaashaandhigga xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa noqday Senatoor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib doorasho goor…
Wararka laga helayo magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afghanistan ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo magaalada, iyadoo cabsi weyn ay…
Maleeshiyada Xarkada Daaalibaan ayaa qabsatay magaalada ugu muhiimsaneyd dalkaasi ee Waqooyiga dalka Afghanistan ee Mazar-Asharif.
