Browsing: BREAKING NEWS
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay shaacisay in la dhammeystiray buuxintii labaad ee Biyo xireenka weyn…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay weerar ku qaadeen degaan ka…
Wararkii laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in koox hubeysan ay fal dil khaarijin ah ka fulisay…
Xisbiga Kulmiye ee Madaxweynaha Somaliland ayaa ku guuleystay inuu kala jebiyo Xisbiga Mucaaradka ee UCID, iyadoo xaflad ka dhacday magaalada…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Heer maamul Goboleed ee Maamulka Hirshabelle ayaa maanta doortay guddoonkooda, iyadoo ahaa guddigii ugu danbeeyay.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax weyn oo saaka lala beegsaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo ahaa mid loo adeegsadya Gaari laga…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka isgoyska Banaadir.
Qarax xoog leh ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadak Carabta, kaasoo gilgilay qeybo ka mida magaalada.
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa caawa toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa Qori oo looga shakiyey inuu watay waxyaabo qarxa.
Madaxweynihii xilka hayey ee dalka Haiti ayaa lagu diley gurigiisa subaxnimadii hore ee Arbacada saaka, sida ay xaqiijiyeen madaxda dowladda…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa dib u qabsaday saaka degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo saddex bulood ka…
Doorasho adag oo loogu tartamay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaala ayaa la soo gabagabeeay, iyadoo laba wareeg lagu kala baxay.
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal 2021 ayaa fadhi ay yeesheen maanta ku doortay Guddoomiye KMG ah oo qabanqaabinaya doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay xabsi u taxaabeen haweeney hor…
Ciidamada Jabhadda Tigray ee TPLF oo dib ula wareegay caasimadda Gobolkooda ee Makelle iyo magaalooyin kale ayaa sheegay inay sii…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray ee TPLF ay qabsatay caasimadda Gobolka Tigray ee…
Dagaal culus ayaa ka socda degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyada Alshabaab iyo ciidamada Maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaadacay Shirka Watashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaasoo uu ku baaqay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta.
