Browsing: BREAKING NEWS
Waxaa soo shaac baxay khlaafka ba’an ee ka dhex taagan labada Garab ee Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beelaha Waqooyi ee ay…
Waxaa maalintii saddexaad maanta galay shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ee ka socda Xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War-saxaafadeed uu goor dhoweyd soo saaray ugu baaqay saamileyda siyaasadda, qeybaha kala duwan ee…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka hadlay sida uu ku socdo shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka dalka ee Muqdisho,…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka uu…
Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada ayaa maanta ka furmaya xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Dramani Mahama ayaa ka noqday inuu aqbalay xilkii ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda…
War kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda u hayaan Ra’iisal wasaare Rooble.
Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Maxamed ayaa magacaabay Gole wasiiro cusub oo maamulkiisu yeesho, kadib markii ay ku qaadatay muddo ku dhow…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoog leh oo maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamullka Hirshabelle ayaa sheeaya in dagaal xoog leh ka dhacay gudaha magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal ka qarxay galbeedka magaalada Beledweyne oo laba beelood ay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Koonfurta magaalada.
Maxakamadda ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ka soo saartay Kiiska culus ee Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin Dhegajuun oo ciidamo…
Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda bannaanbax ay dhigayaan waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ciidan…
Ciidamada Yuhuudda oo adeegsanaya diyaaradaha dagaalka, Taagiyada iyo Madaafiicda Goobta ayaa sii wada duqeyn aan kala joogsi lahayn oo ay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta berri ah ay tahay maalintii ugu dambeysay bisha Ramadan oo la buuxinayo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Alshabaab ay ku dhawaaqday in Berri oo Arbaco ah ay tahay maalinta koowaad…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in la waayey Bishii Shawaal (Soonfur) oo Berri Arbaco 12-ka May ay tahay…
