Browsing: BREAKING NEWS
Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada dowladda iyo Ciidamo ka tirsan Milateriga oo qabsaday degaano ka mida caasimadda ee Waqooyiga…
Ciidmada gadoodsan ee Milateriga Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la wareegay qeybo cusub oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Warar dheeraad aha ayaa kasoo kordhay xaaladda kacsan ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay ciidamo gadoodsan qabsadeen qeybo ka mida…
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta la wareegay qeybo ka mida caasimadda Muqdisho.
Waxaa xaalad kacsan ka jirtaa Isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho, kadib markii halkaasi lagu arkay gaari weyn oo nooca…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, iyadoo tan iyo xalay ay socdeen dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay caasimadda.
Waxaa isa soo taraya warark ku saabsan in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa Gobolka Sh/Dhexe ay soo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducale Beyle ayaa sheegay in dowladda aysan wax lacag ah heynin, kadib markii beesha caalamka…
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Guddi saraakiil ka kooban 5 xubnood u magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho 22-kii bishan…
Dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay go’aan cusub ka qaadato khilaafka Doorashada dalka iyo muddo kordhinta la diiday.
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada ayaa maanta billowday dhageysiga kiiska dacwad qaadista dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee magaaladda Muqdisho Cabdixakiim…
Dallaka Xubnaha ka ah Golaha Ammaanka Qaramad Midoobay ayaa muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin sii socoshada is-mari waaga siyaasadeed…
Qeybta Afrika ee Wasaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka ayaa si buuxda u taageertay go’aankii kasoo baxay Golaha Amniga iyo Nabadda…
Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa cambaareeyay qaraarkii Golaha Shacabka ay muddo xileedka ugu kordhiyeen Madaxweynaha iyo Baarlamaanka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xlilgaarsiinta ayaa ka hadlay shaqaaqadii gacmaha la isula tegay ee maanta ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika Ambassador Bankole Adeoye ayaa war csuub kaso saaray xaaladda Soomaaliya, isagoo shaaciyey in…
Golaha Golaha Amniga iyo Nabadda Shirka Golaha Amniga iyo Nabadda oo maanta shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa baaq aan…
Shaqaaqo dhalisay gacan-ka-hadal ayaa ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la sheegay inay gacanta isula tageen ciidamo ka tirsan…
Waaa goor dhoweyd toogasho lagu dilay Dhaqtar caan ah oo ka howlgala caasimadda ah ee Muqdisho.
Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed ayaa qoraal degdega u dirtay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo maanta shir ka…
