Browsing: BREAKING NEWS
Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaciyey go’aankii la sugeyay ee uu ka qaatay muddo kororsiga Madaxweynaha xilku ka dhammaaday ee Maxamed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Hoobiyeyaal Duhurnimadii maanta lagu weerarray Xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
War-murtiyeed laga soo saaray shirweynihii beelaaha Hawiye ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sharci darro ka dhigay muddo kororsigii Maxamed…
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka furmay shirweyne ay beelaha haoiye ka leeyihiin xaaladda kala guurka iyo muddo krorosiga ay…
Wararka laga helayo dalka Chad ayaa sheegaya in a dilay madaxweynihii dalkaasi oo dhowaan doorasho muran ka taagan yahay la…
Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Deyniile ayaa u dhintay qarax dhaawac culus oo kasoo gaaray qarax…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay soo gabagabeeyay socdaalkiisii dalka Congo, isagoo saaka aroortii xilli aan la fileyn…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war cusub oo aan la fileyn uga dhawaaqay magaalada Kinshasa ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay rasaas ku fureen gaari uu la socday taliyihii hore…
Waxaa magaalada Muqdisho Caawa ka socda bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ciidamada Amniga Garoonka Diyaaraaha Muqdisho ayaa la sheegay inay qabteen lacag tiro badan oo dalka lasoo gelinayey.
Wararka laga helayo dalka Faransiiska ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka 10-aad ee Federaalka, isla markaana…
Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) ayaa farriin adag u diray madaxweynaha xilkiis dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Aqalka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi yaab leh u diray xilligan Musharixiinta Mucaaradka oo ay ka…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa cod u qaaday muddo kororsiga ay ku dhawaaqeen Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka iyo madaxweynihii xilka…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa gashay jaha-wareer siyaasadeed oo mid amni u xuub siibanaya, kadib markii madaxweynaha xilkiisu dhammaaday u kororsaday…
Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si degdega saaka u tegay Xarunta Afisyoone ee aagga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd caawa toogasho ku dishay guddoomiyihii degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay caawa jirto xaalad kacsan, balse ay degan tahay, kadib dhaqdhaqaaq ciidan oo…
Xaalad ciidan iyo dhaqdhaqaaq milateri ayey mar kale caawa gashay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada dowladda lagu arkay qeybo badan…
