Browsing: BREAKING NEWS
Madaxda Maamul Goboleedyada K/Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa qoralalo isku mida kasoo saaray shirka Afisyoone ee maanta lagu wado inuu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sugan xarunta Afisyoone ee lagu waday inuu ka furmo shirka…
Iyadoo saaka lagu waday inuu shirkii Wadatashiga Madaxda Dowladda iyo Maamul Goboleedyada ka furmo xarunta Teendhada Afisyoone ayaa waxaa soo…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhaqaaqay tallaabooyin cakiray dadaalkii ay Beesha Caalamka waday si shir loogu…
Waxa goor dhoweyd xarunta Afisyone ee ee Garoonka diyaaradaha gaaray Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo qaar ka mida…
Midowga Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa soo caawa saqdii dhexe soo saaray qoraal uu ku caddeeyay in…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn Caawa laga dareemayo Garoonka iyo xarumaha…
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuusan War ka heynin shirka la sheegay inuu Berri ka furmayo xerada Afisyoone ee wadatashiga Doorashooyinka…
Taliyaha Booliska oo War kasoo saaray Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa beeniyay in ciidamo cusub la geeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Beesha Caalamka ayaa War-saxaafadeed ay maanta soo saartay ku faahfaahisay shirka Berri xerada Afisyoone uga furmaya madaxda dowladda Federaalka iyo…
Ergeyga gaarka ah ee qaabilsan Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas Yuusuf Garaad Cumar ayaa shaaciyey in laga helay cudurka Covid-19.
Maamul goboleedka Jubbaland ayaa digniin culus kasoo sartay Ciidamadii ay dowladda federaalku shalay ka dejisay degmada Doolow iyo dagaal ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay caasimadda, gaar ahaan agagaarka Km4.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Badbaado Qaran, taasoo ay ku mideysan yihiin Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbaheysiga cusub oo siyaasadeed ay ku dhawaaqeen goor dhoweyd laba maamul Goboleed,…
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo isbaheysi siyaasadeed la sheegay inuu noqon doono kii ugu weynaa Soomaaliya…
Madaxweynihii dalka Tanzania John Pombe Magufuli ayaa lagu xaqiijiyey inuu geeriyooday, sida lagu sheegay War ay soo saartay dowladda dalkaasi.
Maxkamadda Cadaaladda ICJ ayaa soo saartay go’aan ay ka qaadatay dacwadda kiiska Badda ee Soomaaliya, kadib marii ay Kenya diiday…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa waqti kama danbeys ah u qabatay gabagabada dhageysiga Dacwadda ee Kiiska Soomaaliya iyo Kenya.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa saaka dib ugu so laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo uu ku sugnaa dalka Turkiga.
