Browsing: BREAKING NEWS
Jugta madaafiic loo maleynayo inay hoobiyeyaal ahaaheey ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho , gaar ahaan degaanada u dhow…
War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam uu maanta gelinka danbe tegayo magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa shaaciyey in Ganaax lagu soo rogi doono dadka aan qaadan tilmaamaha caafimaad ee ka hortagga cudurka…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii ay ku qaadeen Xabsiga weyn ee Magaalada Boosaaso, iyadoo farriin cod ah oo arrintan…
Beesha Caalamka ayaa dadaal xoog leh ugu jirta qabanqaabada shirkii wadatashiga Madaxda dowladda Federaalka iyo Mamaul Goboleedyada ee muddo saddex…
Waxaa sii kordhaya qasaaraha uu dhaliyey qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Maqaayadda Lul Yemani ee degmada Xamarjajab, agagaarka…
Dad badan ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Weerar Gaari Qaraxyo sida oo caawa lagu qaaday Baarka Lul Yemani ee…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo badan oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda amniga magaalada iyo bannaanbaxa Musharixiinta Mucaaradka ay qabanayaan Muqdisho Berri oo Sabti ah.
Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii Beri oo Sabti ah ka dhici lahaa caasimadda Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan la dhigay Taallada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeda oo lagu wada…
Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar xalay ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo dagaal ka dhacay magaaladaasi.
Koox hubeysan ayaa xalay Saqdii dhexe weerar ku qaaday Xabsiga weyn ee Gaalshiraha magaalada Boosaaso, iyadoo rasaas xoog leh iyo…
Koox hubeysan ayaa Caawa weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, iyadoo ay weli dhaceyso rasaas goosgoos ah.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19.
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow la sheegay inuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Midowga Musharixiinta Madaxweynayaasha ayaa madaxweynaha xilkiisu dhammmaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay inuu carqaladeynayo heshiiska iyo wadahadalka u socda…
Mareykanka ayaa baaq degdeg u diray madaxda dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka, kana dalbaday inay degdeg shir u yeeshaan.
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay dadaalada uu ado Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsinta Maxamed Xuseen Rooble iyo shirkii uu la…
Shirkii labaad ee Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa goor dhoweyd kusoo gabagaboobay Hotelka Decale,…
