Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal saaka ku dhex maray Xuduudka laabda dal ee magaalooyinka Beled-xaawo iyo…
Codka Kalsoonida ayaa loo qaaday Ra’iisa lwasaare Rooble, waxayna natiijadii noqotay in Aqlabiyad lagu meel mariyo
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday inay codka kalsoonida siiyaan Ra’iisal wasarha uu soo magacaabay ee Maxamed…
Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Rooble oo hortegay Baarlamaanka iyo kulankii Kalsooni-siinta oo furmay.
Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod ah, kadib markii ay xaaladu gaartay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd magacaabay Ra’iisal wasaare cusub, kadib muddo ka badan 55 maalmood oo uu…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay xildhibaan ka tirsan maamulka…
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray Bayaan ku saabsan xaaladda siyaasadda ee dalka iyo go’aan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Keyre ayaa goor dhoweyd shaaciyey war culus oo ku saabsan mustaqbalkiisa siyaasadda Soomaaliya.
Ciidamada Boolsika ayaa ka warbxiiyey kiiska kufsiga iyo dalka Dhibane Xamdi Maxamed Faarax oo xalay lagu kufsaday, laguna dilay magaalada…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inGudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin uu geeriyooday.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo lala beegsaday mas’uul sare.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah ay caawa dhaceen qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo jugtiisa laga maqlay inta badna…
War kasoo Al Shabaab ayaa lagu shaaciyey in werarkii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay degaanka Janaay-Cabdalla, duleeda Kismaayo, lagu dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo Alshabaab ku qaadeen degaanka Janaay Cabdalla ee 60 KM u…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, iyadoo mashquul…
