Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Madaxweyne Farmaajo oo kashifay Laba sabab oo ku qasabtay inuu ka tanaasulo Doorasho Qof iyo Cod ah

    Madaxweyne Farmaajo oo kashifay Laba sabab oo ku qasabtay inuu ka tanaasulo Doorasho Qof iyo Cod ah

    September 18, 2020Updated:September 19, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod ah, kadib markii ay xaaladu gaartay in dalku kala tago oo kala qeybsamo.

    Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey xeritaanka shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo Maaml Goboleedyada, ayuu sheegay inay u heshiiyeen madaxda maamul Gobeedyada, hehiiskii Dhuusamareeb 3-na uu tuhunsan yahay in isaga loogu heshiiyo.

    “Markii ay yimaadeen Muqdisho waxaan iri shira oo ii keena wax sharci ah oo heshiis ku tihiin, waxay ii keeneen wixii lasoo saaray, saddexdii hore iila heshiiyay ayaaba iigu darnaa oo waxay rabeen inay labadan maqan u hadlaan…” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo si adag u weerarray madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo K/Galbeed ee isaga la xijin jiray.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu Doorasho Qof iyo Cod ah uga tanaasulay laba arrimod oo waaweyn oo kala ah: Inay arrintu gaaray in shirka lagu kala tago oo Dowlad Goboleedyada ay Doorashada qaadacaan iyo in Ajnabi soo farageliyo.

    “Sababta aan qof iyo cod uga tanaasulay waxay ahayd markii ay gaartay meeshii ugu danbeysay oo ay tagtay inaan laba kala doorto: In dalku kala tago anoo ku adkeysnaa qof iyo cod, iyaguna ay qaadacaan doorashada; taas macnaheedu waxay tahay Somaliland oo markii hore gaar u taagneyd inaaan haddana Shantoodana waayo. Waxaa ii soo baxday in shaqada la ii doortay ay ahayd inaan dalka isku ahayo, markaas ayaa dowladnimo iyo doorasho laga hadli karaa.. Tan labaad ee aan u tanaasulay waxay ahayd inuu shisheeye nasoo faragelyo..” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo u muuqday nin is dhiibay.

    Baarlamaanka ayuu ugu baaqay inay ogolaadaan heshiiska Doorashada, wuxuuna samir siin u diray guddiga doorashooyinka Qaran ee ay hoggaamiyo Xaliimo Yarey.

    Doorashada Farmajo heshiiska Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa Caawa ka socda Madaxtooyada? (Qoorqoor oo u hadlay Madaxda Maamul Goboleedyada..)
    Next Article SAWIRRO: Diyaarad ku dhacday Garoonka Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo