Browsing: BREAKING NEWS
Madaxa xukuumadda Galmudug oo Ahlu suna u metela arrimaha Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo saaray qoraal ku…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar caawa ku qaadeen…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd ay ciidamada Amniga soo afjareen weerarkii dabley ka tirsan…
Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay caawa weerar u qaadeen, gudaha u…
Taliska Booliska Soomalaiya ayaa ka hadlay weerarka ay Caawa maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weli socdo weerarka ay dabley ka tirsan Alshabaab ku galeen Hotelka…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa gudaha u galay Hotelka SYL ee caanka ah oo ku yaalla kasoo horjeeda iridka laga…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la maqlayo dhawaqa rasaasta meel u dhow…
Golaha Wakiillada Puntland ayaa goor dhoweyd xasaanadii xildhibaannimo ka qaaday guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dlay Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda milateriga ee xoogga dalka.
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal furan u dirtay Ra’iisal wasaaraha…
Wararka laga helay magaalada Washignton ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in muddo kooban oo daqiiqado ah la joojiyey howlihii ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday xeer-ilaaliyihii guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, isaga oo magacaabay xeer…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa maanta ka hor istaagay xildhibaannad Dalays Xasan Aadan…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo mas’uuliyiinta hoos yimaada wasaaradiisa ayaa looga yeeray inay hortagaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo oo is xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dilkii maanta ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay Marxuumad Almaas…
Kulankii u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo & Madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gudaha xerada Xalane ee AMISOM ay maamusho lagu dilay Almaas Elman Cali…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad culus uu duleedka Muqdisho ku dhex maray ciidamadaa asluubta…
