Browsing: BREAKING NEWS
Madaxweynaha Somalia oo safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofay Dalka Mareykanka & ujeedka Socdaalkiisa
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd saxiixay Sharciga la-dagaalanka Musumusuqa oo labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay…
Wasiir Kuxigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa kordhisay mudadda hakadka la geliyey qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliga oo 3 malmood oo hor…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa laga maqlay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari ay la socdeen…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in diyaarado sida ciidamada ilaaldaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay ka degaan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah ay maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen kolonyo ciidamada Burundi ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kaasoo lalabeegsaday Gaari…
Golaha Wakiilada Jubbaland ee dowladda federaalka aysan aqoonsaneyn ayaa maanta yeeshay kulan uu dalbaday Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari uu watay…
Jugta Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay caasimadda Muqdisho, kaasoo ahaa nooca lagu xiro baabuurta, waxaana soo baxaya…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa hakiyey bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee laga qaadan jiray xarunta CID-da magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi la…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia…
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu dhawaaqay inuu geeriyooday, wuxuuna ahaa 95 sano jir.
War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go’aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga…
Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka baxdo Dacwadii..
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay…
Gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa ayaa saaka lagu weerarray EX. Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur…
