Browsing: Bulshada
Waxaa caawa maqribnimadii la xaqiijiyey inuu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Daladda FPEN oo ka mida Dalladaha ugu waaweyn ee waxbarashada ayaa qoraal kasoo saartay amarka xukuumada ku xirtay goobaha waxbarashada,…
Wasiirka caafimaadka xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ra’yigeeda ku saabsan xaaladda halista ah ee cudurka Covid-19 kusoo…
Iyadoo ay sii kordhayaan dadka Magaalada Muqdisho iyo gudaha Soomaaliya ugu dhimanaya cudurka Covid-19 ayaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Xaalad naxdin leh ayaa laga soo weriyey inay ka taagan tahay isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo ah kan kaliya…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida ahaa culimada waaweyn ee…
Alshabaab ayaa degaan ka mida degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ku caleemo saartay Wabar cusub oo a yeelatay Beesha Baadi-cadde.
Waxaa xilli Habeennnimo xalay lagu aasay magaalada Guriceel Jeneraal Marxuum Maxamuud Nuur Galaal oo lagu dilay weerarkii Alshabaab ku qaaday…
Madaxda Dowladda Soomaaliya, Siyaasiyiintii ugu badnaa iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa tacsi u diray Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo xalay…
Qoyska Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa mar kale warbaahinta la hadlay iyadoo sheegay in Khariijo Maxmed Diiriye…
Waxaa maanta ka socda magaalada Muqdisho aas loo sameynayo Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise (Dhega-juun) oo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa degdeg u magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood oo qaabilsan Aas loo sameeyo Guddoomiyihii Degmada Hodon…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen haweeney baraha bulshada ku faafisay muuqaal gabar…
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska maanta ku geeriyooday weriyihii caanka ahaa ee Axmed Cabdi Nuur.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa jawaab ka bixiyey hadal dad badan ka naxeen…
Waxaa xalay isbitaal ku yaalla magaalada Mainz ee dalka Germany ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Cali Bacalwaan…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa xukun Dil toogasho ah shalay ku fulisay Nin lagu soo eedeeyay inuu ahaa Sixiroole ku shaqeysan jiray…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa inay u fariisato dacwad isugu jirta kufsi iyo dil Muqdisho ka dhacay bishii September…
Qoyska haweeney uu dhowaan toogasho ku dilay askari ka tirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dalbaday cadaaladda iyo in askarigaasi sharciga…
