Browsing: Bulshada
Dhalinyaro badan ayaa lagu laayey qarixii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada Gelato Divino oo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Alshabaab.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa fal naxdin leh oo askari ka tirsan ciidamada dowladda ku laayey qoyskiisa, kadib markii…
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo muddo xanuunsanaa.
Sheekhii Reer Suudaan ee ku caan baxay codkiisa macaan ee uu Qur’aanka ku akhriyo Sheekh Nuuriin Maxamed Sadiiq ayaa ku…
Sheekh Dr. Cabdirisaaq Aadan Macallim oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed, saldhiggooduna yahay caasimadda Muqdisho ayaa kordhiyey Duruusta…
Qoyska Jeneraal Maxamed Abshir Muuse iyo Wakiilkooda ayaa ku eedeeyay Wasiirada cusub ee Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka inay muddo 4…
Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa mar kale saaka la soo taagay Bilaal Bulshaawi oo ah wiil caan ka…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay laba haween ah oo wiil yar oo 2 sano jir ah ka xaday xaafadda…
Gabadhii qoyskeeda sheegeen in laga afduubtay xaafada Shanta Geed ee Degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho oo maanta lagu qabtay magaalada…
Waxaa magaaalada Muqdisho goor dhoweyd ku ku geeriyoota Allaha u Naxariistee fannaanadii caanka ahayd Saynab Xaaji Cali (Baxsan).
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in gabar shalay laga afduubtay magaalada Muqdisho laga helay magaalada Guriceel ee Gobolka…
Gabar ka warbixisay sida ay uga soo badbaaday Haweeney iyo Nin Gaari ku afduubtay magaalada Muqdisho
Gabar kasoo badbaaday afduub loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixisay qaabkii ay haweeney Gaari yar wadata iyo nin…
Koox aan la garaneyn ayaa maanta xaafad la tirsan magaalada Muqdisho ka afduubatay gabar 6 sano jir ah, iyadoo aan…
Imaamka Beelaha Muddulood ee xilka sii haya Imaam Maxamed Yuusuf ayaa digniin culus u diray siyaasiga Cali Mahdi Maxamed oo…
Waxaa maanta magaalada Garowe dil qisaas ah lagu fuliyey Faarax Cabdi Maxamed oo hooyadiis ku dilay degaanka Jalam ee Gobolka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Imaam cusub oo Beesha Abgaal yeelato, kadib khilaaf in muddo ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeya haweeney xalay lagu dilay magaalada Burco oo meydkeeda la dhigay Isbitaalka guud Burco.
Meydka Ra’iisal wasaarihii hore ee Sooomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa laga geeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad ay…
Guddiga Dowladda Soomaaliya u xil saartay Aaska Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay inaan wax baaritaan…
Iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan Geerida Dr. Cali Khaliid Galeyr oo magaalada Jigjiga ku Geeriyooday 8 Oktoobar 2020, ayaa…
