Browsing: Bulshada
Qoyska iyo Eheladda Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa dalbaday in la baaro sababihii uu u…
Soomaalida oo dhan oo ay ugu horeeyeen siyaasiyiinta is khilaafsan iyo maamulladooda waxay ku Midoobeen tacsida loo dirayo Marxuum Cali…
Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya oo shaacisay baaritaan lagu sameeyay Meydka Marxuum Cali Khaliif
Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay natiijadii kasoo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif…
Xagee ku dambeeyeen Shirkadihii FOREX & Lacagihii ay Lunsadeen..? (20 Milyan Dollar oo laga xayiray)
Shirkadihii Xowliga ku abuurmay ee FOREX-ka ayaa guud ahaan hawada ka baxay, markii ay kaceen, laguna lunsaday lacag boqolaal Milyan…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay eedeysane lagu helay inuu fal kufsi ah…
Waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir maanta la hor geeyay Ragga ku eedeysan kiiska Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo 11-kii bishan…
Ninkan waxaa lagu soo eedeeyay inuu muddo dheer Sixirka ku shaqeysan jiray oo dhibaato ku hayey Qoysaska
Ehelada Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Muqdisho lagu kufsaday, laguna dilay waxay sheegeen in mas’uuliyiin sare faragelin ku hayaan Kiiska,…
Culimada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa ka digay halista dhalankarta Anshax Xumada iyo Mukhaadaraadka sida weyn ugu soo…
Waxaa soo shaac baxay kiis cusub oo kufsi naxdin leh, kadib markii gabar aad u yar oo 5 sano jir…
Taliyaha Saldhigga Booliska Magaalada Cadaado L/Xiddigle Cali Xasan ayaa shaaciyey in eedeysane ku lug lahaa kiiskaasi ay ku qabteen degmada…
W/Q: Mohamed Isse Mohamud Isma aanan Laheyn !!! Mar Walbaa Geerida Waa xaq, waana qasab inaan ku qanacnaa qadarta Alle,…
Taliska Booliska Soomaaliya iyo Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegay in la qabtay xalay Saqdii dhexe eedeeysane lagu tuhunsan yahay kiiska…
Taliska Ciidamad Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin cusub ka bixiyey kiiska dilka kufsiga maxruumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay…
Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa si faahfaahsan uga hadlay waxa ay diinta Islaamka…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada Soomaalida ayaa farriin u diray Wasiiradda xilka sii heysa ee Haweenka iyo…
Iibka Buugaagta manhajka cusub ee dowladda Soomaaliya ayaa sanad dugsiyeedka cusub ee 2020/2021 noqday ganacsi aad u weyn oo xaami…
Wararkii ugu danbeeyay kiiska dilka iyo kufsiga Marxuumad Xamdi Maxamed Faarax oo Jimcihii ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho…
Waxaa isa soo taraya warar ku saabsan in faragelin lagu hayo kiiska dilka iyo kufsiga la sheegay in loo geystay…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay fal naxdin leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii meydka Gabar dhalinyaro…
