Browsing: Bulshada
Waxaa maanta magaalada Muqisho agu aasay Gabar dhalinyaro ah oo ehelkeeda ay sheegeeen kufsi loogu geystay degmada Waaberi ee magaalada…
Sheekh C/qaadir Soomow oo ka mida Culimada magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax…
Mid ka mida Qisooyinka cajiibka ee ay reebtay natiijadii imtixaankii Dugsiyada sare sanad-dugsiyeedka 2019/2020 waxaa ka mida wiil danyar ah…
Mid ka mida isbitaallada Caasimadda Muqdisho ayaa lagu daweeyay wiil dhalinyaro ah oo SUN u cabay gabar uu jeclaa oo…
Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dhalisay inuu dilo wiilkaasi, isagoo ku xiran saldhigga magaalada…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa codkiisa ku biiriyey qeylo dhaanta lagu dalbanayo in xoriyadiisa loo soo…
Shirweynihii Beelaha Mudullood oo intii u dhaxeysay 3-6 Ogost 2020, ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagbeeyay, iyadoo laga…
Shirweynihii Beelaha Mudullood oo muddo 4 maalmood (3-6 Ogost 2020), ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd lasoo gabagabeeyay,…
Waxaa saaka Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo caan ku ahayd arrimaha samafalka, kana mid ahayd dhaqaatiirta…
Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku ciiday xaafadda Daarusalaam, oo ka mida xaafadaha ugu bilicda wanaagsan…
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed oo maanta kulan isugu yimid magaalada Muqdisho ayaa sharcidarro ku tilmaamay xarigga Cabdimanaan Yuusuf Maxamed Guddoomiyaha…
Munaasabad xarigga looga jaray furitaanka qeyb cusub oo ay dib udhis ku sameysay Shirkada Hormuud ayaa lagu qabtay isbitaalka Banaadir…
Deeqda waxbarasho ee ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee ay bixiso Hormuud Telecom ayaa ku xirantay muddo saacad gudaheed ah…
Hooyooyin Soomaaliyeed oo ay ka maqan yihiin wiilal askar ahaan looga qaatay muddo 9 bilood ah ayaa qeylo dhaan u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, Xasam Sheekh iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole…
Waxaa dib u dhac ku yimid Shirweynihii Beesha Mudullood ee mudadda dheer qabanbqaabadiisu socotay, kaasoo lagu waday inuu maanta ka…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga oo muddooyinkii danbe uu ku xanuunsanayey, sida…
Waxaynu shalay ilaa doraad ka arkaynay qoraalo ay soo dhigeen Jaraa’idka waaweyn ee Ingriiska iyo kuwo kale oo la soo…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday 16-kii June 2020 Odaygii Dilomaasiyiinta Soomaalida ee Ciise Maxamed Cali (Ciise Dheere) oo muddo dheer…
Waxaa markii ugu horeysay magaca laga bedelay Hay’adda Hormuud Foundation, tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2014, iyadoona lala mataaneeyay…
