Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Mahdi Guuleed oo xariga ka jaray Qeybta Cusub ee Shirkadda Hormuud ka dhistay Isbitaal Benadir

    Mahdi Guuleed oo xariga ka jaray Qeybta Cusub ee Shirkadda Hormuud ka dhistay Isbitaal Benadir

    July 30, 2020Updated:July 30, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Munaasabad xarigga looga jaray furitaanka qeyb cusub oo ay dib udhis ku sameysay Shirkada Hormuud ayaa lagu qabtay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

    Sii-hayaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha Mahdi Maxamed guuleed ayaa xarigga ka jaray, iyadoo ay wehlinayiin qaar kamid ah golihiisa waziirada.

    Cali sheikh yaasiin (Cali fadhaa) oo ah masuul ka tirsan shirkada Hormuud ayaa ka warbixiyay heerarkii uu soo martay hirgalinta qeybtan cusub ee loogu talagalay in lagula tacaalo dadka qaba Covid19.

    Waziirka caafimaadka xukuumada federaalka Somalia Dr. Fowziya Abiikar Nuur oo iyana goobta ka hadashay ayaa uga mahadcelisay shirkada Hormuud kaalinta ay ka qaadaneyso hormarinta adeegyada bulshada oo caafimaadku ugu horeeyo 

    Mahdi Maxamed Guuleed sii hayha xilka raysal wasaaraha dalka oo xariga kajaray isbitaalkaasi cusub ee lagula tacaalayo Covid-19 isla markaana ay dib udhis ku sameysay shirkada Hormuud ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay shaqada muhiimka ah oo shirkadda Hormuud dadka u heyso wuxuuna tilmaamay dhismahaan isbitaalka uu kusoo aaday xiligii loogu talagalay

    Shirkada Hormuud oo ka duulaysa qatarta caafimaad ee uu xambaarsan yahay cudurka covid19 oo saameyn xoog leh ku yeeshay wadamo badan oo caalamka ka mid ah ayaa u istaagtay hir-galinta xarun caafimaad oo lagula tacaalayo dadka uu soo rito cudurkaasi saf-mareenka ah.

    Qaybtaan cusub ayaa loo dhammaystiray dhammaan agabyada caafimaaad ee qol waliba loogu tala galay, iyadoona loo dhisay hannaan casri ah waxaana dhisay shirkadda dhismaha Buruuj.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo shaaciyay inuu Duqeyn ku dilay sarkaal ka tirsan Alshabaab…
    Next Article Weriye C/casiis Gurbiye oo Xabsiga Dhexe laga sii daayey, kadib markii…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo