Browsing: Bulshada
Kulan lagu soo gabagabeenayay muran ka taagnaa dhul cabirkiisu yahay 2000x400M oo kuyaala deegaanka Jaziira gaar ahaan xaafada Geeda-fuul oo…
Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamida Culimada Alshabaab xilalka ka haya ayaa shaaciyey Daawooyin Dabiici dah oo lagula tacaali karo…
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Allaha u naxariistee Fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dheer xanuunsanaa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Deyniile ay saaka disay xaakiisa, markii ay…
Dhacdo yaab leh ayaa laga soo weriyey magaalada Muqdisho shalay markii khilaaf ka dhashay Aaska Nabadoon lagu dilay magaalada uu…
Waxaa degmada Qardho ee Gobolka Bari ku geeriyooday Cabdi Cabdulle Siciid (Jinni boqor) oo ahaa siyaasi caan ahaa, xilal kala…
Dhamaan dalalka Muslimka ah, marka laga reebo laba dal iyo Soomaalida inteeda badan ayaa maanta 24-ka May 2020 laga ciiday…
Allaha u naxariistee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo ahaa Sheekh caan ah ayaa ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee dalka…
Ilaa 200 oo ruux oo isugu jira haween iyo rag ayaa kafa’ideestay deeq gargaar lacageed oo maanta hormuud foundation iyo…
Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Adeega Macluumaadka Coronavirus ee WhatsApp.
Alshabaab ayaa qaaday tallaabo aan la fileyn, kadib markii Bayaan ay soo saartay ay ku magacowday Guddi u qaabilsan la-socodka…
Dayactirka Isbitaalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Foundation iyo Shirkada Dhismaha Buruuj waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo…
Allaha u naxariistee waxaa saaka 10 May, 2020 magaalada Kuwait City ee dalka Kuwait ku geeriyooday Danjire Cabdulqani Maxamed Waceys…
140 Haween danyar ah ayaa ka faa’ideystay deeq lacageed oo hay’ada gargaarka ee Hormuud (Horumuud Foundation) iyo Salaam Bank ay…
Mid ka mida madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee Samafalka, kana howlgala Soomaaliya ayaa ka digay in xaaladda cudurka Coronavirus ee…
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa qaaday tallaabo si weyn looga hadal hayo dalkaasim, ayna qoreen warbaahinta Turkiga.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay Mishiinada Bukaanta ka saacida neefsashada ee lagu sameeyay dalkiisa iyo qlaab kale oo…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa mar kale muran weyn iyo dood ka dhaliyay Baraha…
Najma Ahmed Hashi (Nujuum) oo ah gabar farshaxanka caan ku ahayd magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in laga helay cudurka Coronavirus…
Madaxda hay’ada hormuud foundation iyo salaam bank ayaa ugu horeyn kormeer kusameeyay qeybaha uu kakoobanyahay xarunta dhexe ee Dr Xabeeb…
