Browsing: Bulshada
Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ah culimada ugu waaweyn e Alshabaab, laguna tilmaamo Sheekha ruuxiga ah ee Alshabaab ayaa ka…
Sheekh Dr. Cali Mohamed Saalix oo ka mida Culimada waaweyn e Soomaalida ugu caansan ayaa dadka Soomaalida u soo diray…
Waxaa shalay magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aasay wiilkii Soomaaliga ahaa ee u geeriyooday cudurka Coronavirus, iyadoo aanay aaskiisa…
Cudurka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa si weyn u galaaftay Soomaali fara badan oo ku nool qurbaha, siiba dalalka…
Aamina Muuse Weheliye oo ka mida saxafiyiintii caanka ahaa ee Soomaalida oo ku nool dalka UK ayaa soo duubtay muuqaal…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo…
Wararka laga helayo magaalada London ee dalka Ingirisika ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xsaan Xuseen (Nuur…
Naxdin ka dhalatay Wiil 13 sano jir Somali-British ah oo London ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Waxaa guud ahaan dalka Ingiriiska si weyn looga naxay geerida qofkii ugu da’ yaraa ee dalkaasi u geeriyooday cudurka Coronavirus…
War kasoo baxay maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in muddo laba toddobaad ah loo dabaal tago xeeba Liido ee…
Sheekh Cali Wajiis oo ka mida culimada waaweyn ee dalka ayaa beeniyey war laga faafiyey oo ku saabsan cudurka Coronavirus…
Dowladda Soomaaliya ayaa shalay shaacisay in qofkii saddexaad oo qaba cudurka Coronavirus gudaha Soomaaliya, kaasoo ajnabi la shaqeeya Hay’adda Q/Midoobay…
Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhaqaatiir caafimaad u direyso dalka Talyaaniga oo ka mida dalalka uu sida weyn u halakeeyay…
Soomaaligii Afraad oo Coronavirus ugu geeriyooday London & Wararkii ugu danbeeyay xaalada Nuur Cadde
Wararka laga helayo magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in Soomaali badan uu soo ritay cudurka, iyadoo la xaqiijiyey…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa la…
Iyadoo dunida halis weyn uu ku hayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Cronavirus ayaa waxaa jira su’aalo badan oo aan…
Inkastoo kumanaan qof uu dilay, boqolaal kun oo kalena uu soo ritay, dalal badan uu bandow ka dhigay oo oloshiina…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa taageeray in la xiro masaajidda si looga hortago faafista cudurka Coronavirus, wuxuuna su’aal ka keenay…
Iyadoo maanta la shaaciyey in qofkii ugu horeeyay ee qaba cudurka Coronavirus uu joogo Muqdisho, kana yimid dal dibadda ah…
Kulan gaar ah oo Guddiga arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka ay maanta yeesheen ayaa lagu dalbaday in si deg deg…
Cudurka Corona waa hargabka oo kale, way kala duwan yihiin fayraska keeno, laakiin waxay ka siman yihiin astaamaha sida qandho,…
