Browsing: Bulshada
Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq isugu jirta Raashin, Dhar & 5 neef oo geel ah ku wareejisay Mas’uuliyiinta…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka mida madaxda ku sugan magaalada Garowe ayaa waxaa Caawa afur u…
Barnaamijkan deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom ayaa ujeedkeedu yaahy in Hormuud telecom ka qayb qaadato kor u qaadidda iyo kobcinta…
Waxaa baraha bulshada dood weyn ka dhaliyey sawirka haweeney Soomaaliyeed ah oo askari ka tirsan ciidanka AMISOM cabbir ka qaadayo…
Maamulka Isbitaalka Xannaananda Hooyada iyo dhallaanka ee SOS ayaa ka hadlay war laga faafiyay isbitaalka oo ku saabsanaa in canug…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in canug yar oo markaas la dhalay lagu xaday isbitaalka SOS ee magaalada…
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday oo maanta lagu aasay mid ka mida odayaashii ugu waaweynaa Warbaahinta Soomaalida Allaha u naxariistee…
Wasiirka Maaaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhinaca kale ah ka mida dadka suugaanta wax ku darsada ee…
Hooyo Soomaliyeed oo Fool ahayd ayaa maanta ku umushay agagaarka Isgoyska Al-Baraka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
War naxdin leh ayaa hareeyay magaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii shalay Duhurnimadii lagu gowracay wiil 5 sano jir…
Waxaa baraha bulshada maanta qabsaday dhacdo ay la kulantay haweeney Soomaaliyeed oo Booliska Muqdisho ay uga shakiyeen inay tahay Nin,…
Haweeney u dhalata dalka India oo lagu magacaabo Afreen Begum iyo saddex gabdhood oo ay dhashay ayaa laga badbaadiyey ninkeeda…
Diyaargaow lagu aasayo 50 qof oo ku dhintay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch…
Arrrimihii naxdinta lahaa ee laga soo weriyey weerarkii lagu qaaday Masjiska Alnuur ee magaalada Christchursh ee dalka New Zealand waxa…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistii wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaalya, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo aaskiisu ka dahcay…
Wasiirkii Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo shalay ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta ayaa dib u dhac ku…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Guddi heer wasiirro ah oo qabanqaabinaya Aaska Qaran ee magaalada…
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa tacsi u diray Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ku geeriyooday isbitaal…
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in haweeney Soomaali ah meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla magaalada San…
Madaxweynihii hore ee Galmudug, soona noqday wasiirka amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay xukun ay maxkamad ku taalla degaanka…
