Browsing: Bulshada
Meyd laga helay goob ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne ayaa xaalad cabsi ah ku abuuray dadka xaafadaha degamadaasi iyo…
Ma dhibsataa in aad aragto sawirro iyo waxyaabo badan oo ay soo daabacaan dad kala duwan ama shirkado iyo asxaabtaada…
Tuke Travel waxeey idiinka haqabtiri doontaa dhammaan adeegyada duulimaadkaaga oo dhameystiran. Waxaan kaa iibinaynaa tikidyada midka ugu raqiisisan isla markaana…
Waxaa magaalada Nairobi ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariisteeo farshaxan Cabdullaahi Cabdiraxmaan Yariisow (ALIF).
Qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii Soope ee loo qaaday dalka Turkiga ayaa laga soo sagootiyay dalkaasi, kadib markii ay bogsadeen…
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay …
Guddiga Gurmadka Qarixii Soope ayaa qaaday tallaabo uu ku saacidayo dadkii qoysaskooda ku saamoobeen qaraxa.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka mida hal-abuurayaasha mararka qaarkood tiriya suugaanta kala duwan ayaa hees cusub…
Waxaa si weyn baraha bulshada u qabsaday dood ka dhalatay hadal uu jeediyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ku dhex…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo madax ka ahaa Guddiga taakuleynta Soomaalida Kenya ee dhowaan Muqdisho keenay lacag ay usoo ururiyeen…
Gudiga gurmadka maamulka Putland ayaa tegay Magaaladda Muqdisho, iyagoo wada lacag deeq ah oo ay ka soo ururiyeen dadka degaanada…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay askari ka tirsan ciidamada Puntland oo fal naxdin leh kula…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada Soomaaliyeed ee ka mid ahayd Alshabaab iyo Xisbul Islaam, xabsi gurina ku…
Gabar Soomaali ah oo ku nool dalka Australia ayaa meydkeeda laga helay magaalo ku taalla dalka Australia.
Dadkii waxyeelada kasoo gaartay weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotelka Naasahablood 2 waxaa ka mida qof ku waayay afar qof oo…
Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba…
Jeneraal Maxamed Abshir Muuse oo ahaa Taliyihii ugu horreeyay ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay ku geeriyooday Dalka Mareykanka oo uu…
Kooxda dhalinyaradda la baxday Gurmad Qaran oo curatay kadib markii uu dhacay qarixii sababay musiibadii qaran ee ka dhacay isgoyska…
Ma yara Murugada iyo xanuunka uu reebay qaraxii xooganaa ee 14-kii bishan ka dhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho, waxaa…
Soomaalida Kenya ku nool oo caawa isugu yimid hotel ku yaalla magaalad Nairobi ayaa ururiyay lacag dhan rubuc Milyan Doolar…
