Browsing: Bulshada
Markii magaalada Muqdisho ay lasoo deristay murugadii weyneyd ee qaraxii Isgoyska Soope 14-kii Oktoobar 2017, ayna boqolaal qof noqdeen wax…
Shirkadda Hormuud Telecom qeybteeda Gargaarka ee Hormuud Foundation ayaa gelinkii dambe ee maanta Deeq Lacageed gaarsiisay Bukaanada ku jira Isbitaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gabar dhalinyarro ah dhaawac culus kasoo gaaray kadib markii ay iska tuurtay…
Munaasabad aad u balaaran si wayn loo soo agaasimay oo loo qabtay ardayda cusub ee dufcadii 21aad ee Jaamacadda Muqdisho…
Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo si weyn loo hadal hayaa qiso uu ku…
Nin Soomaali ah ayaa xaaskiisa ku dilay dalka Ingiriiska, sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Mumbai ee dalka India ayaa sheegaya in Mid ka mida maxaabiistii Soomaalida ee ku xirnaa Xabsiyada…
Ganacsade Soomaali aha oo nolosha lagu gubay ayaa ku geeriyooday dalka Koonfur Afrika.
Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay in maamulka G/Banaadir uu shaqo siinayo 1000 qof oo dhalinyaro ah.
Waxaa si weyn u qabsaday baraha bulshada dadka Soomaalida adeegsadaan tallaabo ay ku dhaqaaqday Wasiirada haweenka iyo xuquuqda Insaanka Soomaaliya…
Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) oo ahaa weriye weyn oo caan ka ah Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dalka India oo…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sharif Sheekh Axmed ayaa isku arkay xaflad magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Hay’adda WFP ayaa soo bandhigtay Bariis ay dowladda Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya, kaasoo laga dejiyay dekadda Muqdisho.
Qarax aan la fileyn ayaa ayaa qabsaday Gaari la sheegay in lagu qaadi lahaa aroos oo ku si jeeday goobtii…
Dowladda Soomaaliya ayaa Deeq waxbarasho dibadeed ah siisay tobankii arday ee kaalimaha ugu horeeya ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xabsi dhigtay sawirqaade caan ka ah baraha bulshada Soomaalida.
Waxaa todobaadyadan baraha bulshada Soomaalida qabsaday olole lagu dhaliilayo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana hal-heys looga dhigey kalmadda ‘Igu Sawir’…
Allaha u naxariistee Caalimkii weynaa ee Soomaaliyeed Al-Callaamah Shariif Cabdi Nuur Shariif Xasan ayaa ku geeriyooday Magaalada barakeysay ee Maka Almukarama, Boqortooyada…
Dowladda Itoobiya ayaa sii deysay maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalkaasi, loona heystay dembiyo kala duwan.
