Browsing: Bulshada
Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah…
Fannaaniin caan ka ah Soomaalida dhexdeeda ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lacag ku dhow 20,000 oo doolar (labaatan kun oo doolar) u bixiyay samafal iyo…
Mid ka mida hogaamiyeyaasha dhaqanka Soomaalida ayaa ku yaboohay inuu dhexdhexaadinayo dalalka Khaliijka Carbeed ee khilaafku ka dhaxeeyo.
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay si weyn loo hadal hayay tallaabo cusub oo uu qaaday Maamulka Gobolka banaadir ee guddoomiye Taabit…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay noloshiisii hore iyo sidii uu ku barbaaray.
Qeyb kale oo ka mida Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde…
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekha caanka ee Soomaaliyeed Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi loo…
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa maanta ku dhawaaqay lacago qeybtii saddexaad ah oo loo qeybinayo maamul Goboleedyada dalka.
Fannaanka Soomaaliyeed ee Dalmar Yare ayaa ku aqal galay dalka Mareykanka, isagoo dhigtay arooskii ugu heer sareeyay ee muddooyinkan.
Allaha u naxariisto waxaa goor dhoweyd la soo weriyay inuu geeriyooday Maxamed Maxamud Macalin (MM Macalin) oo ahaa weriye caan…
Ciidamada booliska Magaalada Boosaaso ayaa xabsiga dhigay nin muddo 25 sanno ku shaqaysanayay sixirka iyo nin kale oo kaaliye u…
Waxaan idin soo gudbineynaa Maanso Gabay ah oo uu tiriyay Waxaa tiriyey: Abwaan Maxamed Warsame Tabantaabo.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo bilaabay inuu bulshada soo dhex galo ayaa galabta la casiryeysatay qaar ka mida…
Weriyaha caanka ee dhinaca xayeysiinta iyo wacyi-gelinta bulshada C/llaahi Muuse Kalgacal ayaa muddo bil ku dhowaad ah u xiran mid…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa noqday wasiirka iyo mas’uulka koowaad ee ugu adeegsiga badan baraha bulshada ku…
Afduub nooc cusub ah oo arxan darro weyn ka muuqato ayaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Mareykanka ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo la sheegay inay taageeri doonaan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
Olole balaaran oo deeq loogu ururinayo Soomaaliya ayaa ka bilowday dalka Imaaraadka Carabta kadib markii madaxda dalkaasi ay ku dhawaaqeen…
Dadka Soomaalida ah ee adeegsada baraha bulshada ku xirirto ayaa si weyn u hadal haya tacsi lagu qoraybogga rasmiga ee…
