Browsing: Bulshada
Kooxda Alshabaab ayaa soo saartay Manhaj waxbarasho oo dugsiyada hoose ah oo loogu talogalay in lagu dhigo dugsiyada hoose ee…
Weriye Hanad Cali Guuleed oo maanta ay sii daayeen koox afduub u geysatay shalay ayaa la sheegay inay jirdil u…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa qeylo dhaan kasoo saaray gabdho Soomaaliyeed oo shaqo loogu diray dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Guddiga Gurmadka Qarab ee abaaraha ayaa qorsheynaya inuu qeybtii labaad ee kaalmo lacageed ah u qeybiyo maamulada dalka.
Booliska Kuweyt ayaa qabtay haweeney dalkaasi u dhalatay oo filim ka duubtay haweeney shaqaale u ahayd oo dabaqa 7aad oo…
Haweeney muslim ah aya maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska loo soo taagay kiis ku saabsan inay fal galmo ah la…
Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, dhar iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay
Sheekha caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Caa’id Alqarni ayaa farriin culus diray dadka muslimiinta ah ee dunida ku…
CAAWI WALAAL Walaalayaal Ciddii Caawin Karta Hooyo Mako Xuseen Muqtaar Waa Hooyada Xalay Laamiga Ku dhashay saddex caruurt ah. Fadlan…
Waxaa la helay magacayada qaar ka mid dadkii ku dhintay Doon ay ku socdaalayeen Badda Cas oo diyaarad Helikobtar ah…
Lammaane Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu baahiyay baraha Bulshada kadib markii ay ku dhaqaaqeen tallaabo ku dayasho mudan oo samafal…
Fanaanka Soomaaliyeed Nimcaan C/axmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo maalmahan Suudaan u joogay Show uu qaban lahaa ayaa xalay qabsaday showgaas…
Fannaanka caanka aha ee Nimcaan Hilaac ayaa xabsiga la dhigay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Xogheynta gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dood weyn ka dhalisay baraha bulshada ku xiiriirto, kadib markii…
Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo saddex nin isku heystaan [Akhri Warbixin yaab leh]
Dacwad ku saabsan xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa ka taagan magaalada Muqdisho kadib fadeexad ka dhalatay dhowr nin mar qura…
Mid ka mida shaqaalaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa isku keenay muwaadin Soomaaliyeed oo Facebook ku soo bandhigay baaq murugo leh isagoo…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in nin iska dhigay gabar malxiisad oo kiis la yaab leh ka dhigay…
Maamulka Isbitaalka Erdogan (Digfeer) ee Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay adeegyada caafimaad ee ay u hayaan dadka Soomaaliyeed.
Dhacdo kale oo xanuun leh kuna saabsan kufsi lagula kacay gabar aad u yar oo 2 sano jir ah ayaa…
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka badan 400 qof oo ku jira xabsiyada dalka Mareykanka ayaa eedeyn u jeediyay safiirka iyo safaaradda…
