Browsing: Bulshada
Rakaab ay diyaarad ka qaaday magaalada Muqdisho kuna sii jeeday Nairobi ayaa xaalad la yaab leh ku qabsaday garoonka lagu…
Xildhibaan hore C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay in walaalkii uu ka mid ahaa wiilasha kufsaday gabar kiiskeeda si weyn loogu…
Waxaan si aan hore loo arag baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto ku lagu faafiyay sawiro iyo video ay ka…
Safiirka cusub ee Soomaaliya u diray dalka Sweden Cawaale Cali Kulane ayaa lebis aan hore loo arag u xirtay munaasabadii waraaqaha…
Nin ka soo jeeda magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa arrin la yaab leh sameeyay, kadib markii saddex haween ah…
Waxaa dagaal qoraalka ah uu barta xiriirta bulshada ee Facebook ku dhex maray Musharax Madaxweyne Maxamed Cali (Ameriko) iyo Xildhibaan…
Musharixii ugu horeeyay ayaa lacag deeq ah gaarsiyay Guddiga Abaaraha, iyadoo uu qaaday tallaabo ku dayasho mudan.
Gabar asalkeedu yahay Soomaali oo heysata dhalashada Canada Ilwaad Elman Cali Axmed ayaa ku guuleysatay abaalmarinta dhalinyarada Afrika ee haweenka.
Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macalin oo u dalacay darajooyinka…
Bandhig Faneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Muqdisho oo uu waday Fannaanka weyn ee Axmed C/kariin Maxamed (Axmed…
Maamulka Gaalkacyo ee Puntland oo amarro ku soo rogay Gaari-gacanlayaasha & Caseeye-yaasha [Dhageso]
Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa amar is diiwaan gelin ah ku soo rogay xoogsada danyarta ah ee magaalada Gaalkacyo.
Magaalo madaxda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa xaley 10.12.2016 ka dhacey kulan Aqooneed aad u balaaran oo lagu tageerayey,…
Jeneraal Soomaaliyeed oo ka mid ahaa saraakiisha ugu caansan Soomaaliya dowladii hore ee Soomaaliya ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee…
Wiil Soomaali ah ayaa ku guuleystay abaalmarin uu bixiyo madaxweynaha Mareykanka Brack Obama oo la siiyo dadka bulshada wax ku…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaatay Shahaadada heerka labaad ee Master Degree.
Weriyaha caanka ah ee Warbaahinta dowladda C/casiis Maxamuud Guuleed (Afrika) ayaa bilaabay olole uu baraha bulshada ku baahinayo weerarro ka…
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu xusaayay Maalinta Caalamiga ah ee dhameynta la Xisaabtan la’aanta Xad gudubyada loo…
War lagu faafiyay baraha bulshada ayaa sheegaya in wiil ku dhashay magaalada Baydhaba oo shalay la dhalay uu hadlay.
Agaasimaha Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo maanta booqday Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Hadraawi ayaa ka hadlay xaaladiisa.
Maxkamadda qaadeysay dacwaddii loo haystay dhibanne Xaashi Cumar Xasan oo muddo 18 sanno ah ku jiray xabsi cadaalad darro ah…
