Browsing: Bulshada
Arrin la yaab leh ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii haweeney ay ka dhuumatay canug ay dhashay markii…
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Qamar Cali Cumar ayaa maanta booqday abwaa abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub oo ku xanuusanaya…
Warbaahinta caalamka ayaa soo bandhigtay sawirradii ugu naxdinta badnaa ee laga soo qaado tahriibayaal ku dhintay xeebaha Talyaaniga oo Afrikaan…
Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise (Sangub) ayaa oo ku xanuusanaya magaalada Muqdisho ayaa farriin u soo dirtay shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay caruur la sheegay in laga soo xaday waalidkood.
Warbaahinta ayaa heshay magacyadda, muuqaalka iyo beelaha ay ka soo jeedaan qaar ka mida dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Maxkamad ku taalo dalka…
Meydka Wiilkii Soomaaliga ahaa ee lagu toogtay magaalada Minnesota markii uu weerar Toorey loo adeegsaday uu ku qaaday suuq ku…
Gabar Soomaaliyeed oo isu bedeshay nin ayaa loo dalbanayaa in la caawiyo, waxaana xaaladeeda caafimaad loo soo bandhigay dadka Soomaaliyeed…
Aroos cajiib ah oo si caaqiibo leh loo agaasimay ayaa ka dhacay mid ka mida xerooyinka Qaxootiga magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray war la yaab leh, isagoo mamnuucay in baabuur badan…
Xujeyda muslimiinka ah ee dunidoo dhan isaga yimid ayaa maanta taagan bannaanka Carafa, halkaasoo ay ku gudanayaan tiirka ugu weyn…
Buuq iyo jahwareer ayaa ka taagan suuqa ugu weyn ee qaadka ee Muqdisho oo saaka sidiisii hore aan ku waabariisan.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa cudurdaar ka bixiyay war ka soo yeeray oo ku saabsan ardayda…
Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweud ku geeriyooday isbitaalka ABBOT ee Minneapolis dalka Mareykanka Cabdixakiin Cumar Jimcaale oo ka mid…
Waxaa Magalada Muqdisho ku geeriyooday xalay Allaha u naxariistee guddoomiyihii Guddiga Shaqalaha Rayidka ee dowladda Soomaaliya Marxuum Cali Maxamuud Ibraahim…
Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif oo ka mida culimada waaweyn ayaa uga digay dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah inay dhigtaan xafladaha…
Waxaa Muqdisho marti u ah lamaanaha caanka ah ee loogu yeero “LAMMAANAHA JACEYLKA” Sheekh Axmed Jowhar iyo Hibo Cumar oo…
Aabaha dhalay wiilka Soomaaliga 8 jirka ah ee lagu dilay magaalada Gottenberg ee dalka Sweden ayaa ka hadlay falka lagu…
Sawiradii ugu horeeyay Wiil 8 sano jir ah oo Soomaali ah, kuna dhintay weerar habeen hore lagu qaaday guri ay…
Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Soomaaliyeed ee gaara darajada ugu sareysa ciidamada…
