Browsing: Bulshada
Allaha u Naxariistee waxaa magaalada Viriginia ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Gen. Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku xigeenkii…
Ilhaan Cumar ayaa jawaab cad iyo faafhaahin dheeraad ah ka bixisay fadeexadii laga faafiyay nolosheeda gaarka ah oo ku saabsan…
Bandhigii labaad ee Buugaagta ayaa maanta ka furmay hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho, iyadoo bandhigyada buugaagta ay hadda noqdeen tartan…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta dowladda Soomaaliya ahna Siyaasi xilal badan kasoo qabtay dowladda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow),
Haweeneyda Soomaaliyeed Ilhaan Cumar oo ah ee dhowaan guusha kasoo hoysay doorashadii degmada 60B ee Minneapolis, una sharxan inay kursiga mudane…
Wiilasha la dhashay laacibka reer caalami ee orodyahanka adduunka iyo dalka Ingiriiska Mo Farah oo lagu kala magacaabo Mahad iyo…
Fanaaniin caan ah ayaa laga joojiyay inay bandhig faneedyo ka dhigaan magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, kadib markii ay amar…
Waxa ay aheyd 11 Aug 2007 xilli subax ah, waxaa i soo wacay Maxamed Abuukar Ma’da oo codkiisu gariir uu…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa deeq lacageed oo samafal ah u diray
Nin Soomaaliyeed oo madaxa looga jiray ayaa lagu xukumay xabsi daa’im iyadoo loo dhaadhiciyay
Fariin cajiiba oo uu xabsiga kasoo dhex diray Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ku xiran Hargeysa
Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa jawaab kulul oo aan soo daahin ka bixiyay sawir iyo faallo
Dukaamo Ganacsi oo ay la haayeen ganacsato Soomaali ah ayaa lagu gubay, qaar kalena lagu boobay Magaalooyin ku yaala Dalka…
Baraha warbaahinta ee bulshada Soomaalida ku xiriirto waxaa lagu soo bandhigay qaraaxo laga sameeyay
Weriye C/risaaq Jaamac Cilmi (Black) oo in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho ayaa maanta u dhoofay dalka India
Duubabka Dhaqanka Beesha Mudulood ayaa ka baaqsaday ka qeyb galka caleemo saarka Ugaaska Beesha Xawaadle
Gabadha ugu yar ee ku guuleysatay abaalmarin Nobelka, una dhalatay dalka Pakistan Malala Yuusufzai ayaa dhalashadeedii 19-aad ku soo beegtay…
Fannaanadda Nimco Muxumed Xasan (Nimco Dareen) ayaa guursaday Muusikiistaha caanka ah ee Axmed-weli Ibraahim Furinle. Arrintan oo baraha bulshada ee…
Dowladda Mareykanka ayaa liiska madow ee shaqsiyaadka argagixisada ee hantidooda la xayiray ugu danbeyn ka saartay Ganacsade Axmed Nuur Cali…
Abuukar Cawaale Qaad-diid oo ah nin u ololeeya joojinta Qaadka ayaa dacwad ku soo oogay Weriye Daahir Calow oo muddooyinkii…
