Browsing: Bulshada
Farhia waa gabar ay iska dhaleen Aabe Soomaaliyeed iyo Hooyo Russian ah oo kasoo jeeda magaalada St. Petersburg. Waaa qoyskeeda kala kaxeeyay…
Jaamac Aadan, oo Soomaali ah ayay boolisku qabteen markii ay ku weerareen qolkiisa hoteelka ee ku yaaley Sabadell ee dhacda…
Feeryahanka geeriyooday ee Mareykanka muslimka ahaa Maxamed Cali ayaa la sheegay inuu hore u qorsheeyay qaabka aaskiisa loo sameyn lahaa…
Koox dabley ah ayaa maanta degmada Hodon ku dishay weriye Sagal Salaad Cusmaan oo ka mid ahayd weriyeyaasha Raadiyaha iyo…
Feeryahankii caanka ahaa ee Mareykanak Maxamed Cali Kalaay ayaa geeriyooday sida ay shaaciyeen qoyskiisa goor dhoweyd. Ninkan ayaa caan ku…
Abdulkadir Dahir Muse Waa Muwaadin Soomaaliyeed, waxana uu kunoolyahay Wadanka Cambodia oo dhaca koonfur Bari Asia. Abdulkadir waa oday da’diisu…
Aas weyn ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay magaalada Caabudwaaq, iyadoo Qabuuraha Dab-casar lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo aaskiisa…
Xaalada caafimaad ee gabadhii Soomaaliyeed ee isku gubtay Jasiirada NAURU ayaa laga deyrinayaa iyadoo la sheegay in qarka u saaran…
Wararka laga helayoJaziiradda Nauru ee ku taalla bartamaha Badweynta Pacific-gga uma dhow dalka Australia ayaa sheegaya in Gabadh Soomaaliyeed oo…
Dacwad dowladda Mareynanka ku soo oogtay Sheekha Daaciga weyn ee Soomaaliyeed, kuna nool dalka Markeykanka Sheekh Maxamed Idiris ayaa dib…
80 Arday ayaa maanta ka qalin jabisay Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho, iyagoo qaatay Shahaadada labaad ee Master-ka, waxayna la…
Waxaa halkan isku soo gudbineynaa liiska magacyada 24- qof ee ka badbaaday dhacdadii Soomaali badan oo tahriibayaal ah ay ku le’deen…
Gabar reer Sweden ah oo asalkeedu kaso jeedo Soomalaiya yaa maxkamad ku taal dalka Austria ku heshay dembi ah inay…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa intii uu joogay magaalada Garowe ee wadahadalka la lahaayeen madaxda maamulka…
Maxkamada Federaalka dalka Mareykanka ayaa denbi ku heshay wiil Soomaali Mareykan ah oo qirtay inuu taageero u fidiyey kooxda Daacish. Cabdirasaq Warsame…
Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa wiil Soomaali ah ay ku xukuntay sagaal sano oo xabsi…
Dadka Soomaaliyeed ayaa bilaabay inay bogagga bulshada ay ku soo qoraan farriimo ah inay sii wadi doonaan booqashada xeebta Liido…
Dufcadii 11aad ayaa maanta ka qalin jabisay jaamacadda SIMAD eee magaalada Muqdisho, ayadoo xafladda loo sameeyay ardaydan ay ka qeyb…
Mid ka mida abwaanada ugu waaweynaa Soomaalida ayaa maanta ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta oo muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanaa.…
