Browsing: Bulshada
Wuxuu u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerar ay koox abaabulan ku qaadeen, magaalada Istanbul
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil naxdin leh oo ka dhacay xaafadda Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida Culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa ka hadlay muran ka dhashay dooda ku saabsan…
Fal naxdin leh ayaa ka dhacay degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho, kadib markii si fool xun loo dilay laba caruur…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegyaa in Booliska magaalada Hargeysa ay xabsiga dhigeen maamulayaasha Warshadaha Rootiga sameeya.
Wasiir Khadiijo Diiriye oo la noqotay lacag ay u diri lahayd Barkhad Batuun, una wareejisay Dadkii..
Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shaacisay inay la noqotay taageero dhaqaale oo ay u ururisay Xildhibaan Barkhad Jaamac…
Wasaaradda Diinta Somaliland ayaa joojisay bandhig fanneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Hargeysa.
Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si aan la fileyn uga hadlay taageeray raafka iyo masaafurinta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa gabar adeegto ah oo xalay iska soo tuurtay Dabaq ku yaalla degmada Waaberi ee…
Mowqifyadii ugu cuslaa ee laga istaagay masaafurinta maamulka Somaliland magaalada Laas-Caanood kula kacay dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya.
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho maanta ku geeriyooday Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo ahaa nin ku caan baxay jilitaanka…
