Browsing: Caalamka
Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay in ay qabteen boqollaal kaartoon oo ay ka buuxaan waxyaabo qaali ah iyo boorsooyinka ay…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa martiqaad u diray Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Itoobiya oo iminka booqasho ku jooga Boqortooyada…
Senate-ka Maraykanka ayaa markii u horraysay haweenay u ansixiyeya inay hogaamiso hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, kadib markii uu xilkaasi…
Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen inay darsaan sida biyo xireen laga dhinac sameeyay…
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya Meles Alem ayaa beeniyey inay ka mid ahayd dowladihii Afrika ee ka qeyb galay furitaankii Safaaradda…
Xeebaha Waqooyiga Soomaaliya ee ku teedsan Badda Cas ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhufato Duuafaan wadata dabeylo iyo roobab,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowlado dhowr ah ay ku dhawaaqeenmaalinta ay bilaabaneyso Bisha Ramadaan ee sanadkan 1439…
Dowladda Indonesia ayaa noqotay dowladii ugu horeysay ee go’aan ka qaadatay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan bilaabaneyso sanadkan.
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayin Erdogan ayaa dowladda Israa’iil ku tilmaamay dowlad aragagixiso ah oo ku dhisan xasuuqa dadka, kuna caan…
Dowladda Mareykanka ayaa hor istaagtay qaraar kasoo bixi lahaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku baaqayey in guddi xaqiiqo…
Waxaa goor dhoweyd ka bilowday magaalada Qudus xafladda furitaanka Safaaradda Mareykanka ee loo soo raray Qunsuliyada Mareykanka ee magaalada Qudus,…
Mareykanka ayaa ku dhaqaqaay tallaabadii uu safaaradiisa ugu soo raray magaalada Qudus, iyadoo Safaaradda cusub ee Mareykanka ayaa si KMG ah…
Weerar kale oo is-miidaamin ah ayaa ka dhacay dalka Indonesia kadib weeraro qorsheysan oo qoys ka kooban 7 qof ay…
Booliska dalka Indonesia ayaa sheegaya in xubno ka wada tirsan hal qoys ay weerarro is-miidaamin ah ku qaadeen saddex Kaniisadood…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa eedeyn ba’an u jeediyey Yuhuudda, siagoo ku eedeeyey inay colaad ka hurinayso Bariga dhexe.
Dadweynaha Ciraaq ayaa maanta u dareeray doorashada guud ee Baarlamaanka dalkaasi oo ah tii ugu horeysay ee dalkaasi ka dhacay…
Maxkamad ku taalla dalka Suudaan ayaa dil ku xukuntay haweeney dishay ninkeedii oo kiiskeeda uu noqday si weyn looga hadal…
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un kula kulmi doona Singapore 12 bisha June,sida uu sheegay madaxwayne…
Ra’iisulwasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad ayaa guul taariikhi ah ka gaaray doorashooyinka guud ee dalkaas. Sida ay muujinayaan natiijaooyinka…
Israel ayaa maanta sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen saldhigyo milatariga Iiran ay ku leeyihiin gudaha dalka Syria, iyaga oo…
