Browsing: Caalamka
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in xoogagga Iiraan ay gantaallo ku soo garaaceen fadhiisimaha ay ku leeyihiin buuraha Golan Heights ee…
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayeb Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay go’aankii uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uga baxay heshiiskii Niyukliyeerka…
Wararkaa laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegay in kooxda Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaallo nooca Plastic-ada ah ay ku rideen magaalada…
Qareenka khaaska ah ee madaxweyne Donald Trump ayaa 500,000 oo doolar ka helay shirkad la sheegay in ay ku xiran…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ka baxayo heshiiskii Niyukliyeerka ee lala galay dalka Iiraan.
Kadib booqasho rasmi ah oo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ku tegay Kenya iyo wadahadal dhex maray madaxweynaha Kenya ayay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu go’aan ka qaadan doono arrinta Heshiiska Niyulkiyeerka ee dalka Iiraan.
Hay’adda Cilmiga Xiddigaha iyo Hawada dalka Suudaan ayaa shaacisay xilliga ay ku beegan tahay dhalashada Bisha Ramadaan ee sanadkan 2018…
Vladimir Putin ayaa markii afraad maanta loo dhaarinayaa madaxweynaha dalka Ruushka, ka dib markii uu ku guuleystay Doorashadii u dambaysay ee…
Kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa caawa Gantaallo Plastic ah ku weerarray magaalada Najraan ee Koonfurta Sacuudiga.
Shiinaha ayaa beeniyay in ciidankiisa jooga saldhigga uu ku leeyahay Djibouti ay ileyska laysarka ku shiisheen diyaaradaha dagaalka Maraykanka ee…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka caraysiiyay dadka Faransiiska kadib markii uu si jeesjees ah u jilay qaabkii rag hubeysan…
Imaaraadka Carabta ayaa qabsaday Jasiirad Socotra ee dalka Yeman oo ku dhow Xeebaha Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ahna jasiirad istaariiji…
Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah cabasho ugu gudbisay dowladda Shiinaha kadib markii marar kala duwan ay ciidamada Shiinaha ee…
Robert Mueller oo ah Dacwad ooge gaarka ah ayaa ku goo’diyay in uu adeegsan doono amar maxkamadeed si uu Trump…
Dhakhtarkii hore ee madaxweyne Trump ayaa sheegay in uusan qorin waraaqdii caddaynaysay xaaladda cafimaad ee Trump sannadkii 2015kii, markaas oo…
Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ay Itoobiya saami ku yeelaneyso Dekadda weyn ee konteenarrada ee Dooraale.
Koronto la’aan xoog leh oo aahsan ayaa ku habsatay guud ahaan dalka Itoobiya kaddib markii ay cilad farsamo ku timid…
Ciidamada Kenya ayaa soo bandhigay dhalinyaro Kenya u dhashay oo Alshabaab ay ku tababarayeen gudaha Soomaaliya.
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay Iiraan “in ay ka been sheegayso barnaamijkeeda Niyukleerka, isla markaana ay qarsatay…
