Browsing: Caalamka
Dowladad Mareykanka ayaa farriin culus soo gaarsiisay Boqortooyada Sacuudiga, taasoo ku saabsan in xayiraadda ay ka qaado dalka Qatar oo…
Banaanbaxyo aan looga baran oo looga soo horjeedo Dowlad-degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gilgilay degaanno ka tirsan maamulkasi oo ka cabanaya…
Kullanka dhexmaray hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un iyo madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa noqonaya markii saddexaad oo ay kulmaan…
Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood…
Dowladda Itoobiya ayaa ka hor timid qorshaha la diyaarinayo ee ku saabsan in ciidamada AMISOM dalka Soomaaliya looga saaro.
Madaxweynaha Kuuriyada Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa kulmi doona maalinta Jimcaha ah, arrintaas oo…
Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub aysan sharci u lahayn in ay wax ka badalaan…
Aaden Barre Ducaale: “Dowladda Kenya ma ogolaaneyso in Kenya laga farageliyo siyaasadda Soomaaliya…”
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa ka hadlay falkii ay ciidamada Kenya u joojiyeen kulan taageero ah…
Guddiga Senate-ka Mareykanka ee Xiriirka Dibadda ayaa meelmariyay ninka uu Madaxweyne Trump u soo xushay inuu noqdo Xoghayihiisa Cusub ee…
10 qof ayaa dhimatay 25 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii nin u muuqanayo inuu si ulakac ah gaari…
Amiirka Alshabaab oo diray Farriin ku saabsan dagaalka Suuriya [Dowladda Turkiga oo uu Gaaleysiiyay]
Amiirka kooxda Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar (Abuu Cubeydah) ayaa soo saaray farriin ku saabsan xaaladda dalka Suuriya (Shaam) oo uu…
Wakaalada Wararka dalka Imaaraadka ayaa baahisay goor dhoweyd in diyaarado dagaal oo ay leedahay dalka Qatar ay halis geliyeen amiga…
Tartanka Marathon-ka London ee sannadkan ayaa waxa uu qabsoomayaa maanta oo cimilda London tahay tii ugu kululayd ee uu ku…
Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in ciidamada nabadgelyaa Sucuudigu soo rideen diyaarad yar oo aan duuliye lahayn oo dul heehaabaysay xaafad…
Kooxda Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa la safatay dowladda Soomaaliya iyadoo ku taageertay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa Imaaradda Abu Dhabi.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa sii deysay filimkii ugu horeeyay oo laga baahiyo goob fagaare ah ku dhawaad 40 sano, kadib isbedel…
Dowladda Kuuriyada waqooyi ayaa ku dhawaaqday inay si dhaqsi ah u hakineyso tijaabaada nukleyrka iyo mida gantaalada, sidoo kalena ay…
Waxaa mar kale sii xoogeystay dagaal warbaahineed oo ay Imaaraadka Carabta ku heyso dowladda Qatar iyo doorkeeda Soomaaliya, iyadoo sidoo…
Wada sheekeysi dhexmaray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo agaasimihii hore ee FBI-da James Comey ayaa lasoo daabacay iyaga oo qoraal…
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday Wasiirkii Arrimaha diabadda dalkaasi Dr. Ibrahim Ganduur.
