Browsing: Caalamka
Ma sahlana in dalalka Dunida ka jira ay bedelaan magaca dal uu leeyahay, hase yeeshee waxa si fudud ugu dhawaaqay…
Soomaalida Itoobiya ayaa laba wasiir ka helay Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee dalka Itoobiya ee maanta lagu dhawaaqay.
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo dhisay Gole Wasiiro cusub oo ka kooban 16 xubnood, waxaana…
Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in ciidamadeeda ku sugan dalka Yemen ay gacanta ku dhigay diyaarad Iiraan lagu farsameeyay ay ka…
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa baahisay in agaasimaha CIA Mike Pompeo uu si qarsoodi ah uu u booqday Kuuriyada Waqooyi horraantii…
Fadeexooyinkan cusub ee dhanka ka ah madaxweyne Trump ayaa sida uu sheegay agaasimihii hore ee FBI James Comey waxaa ku…
Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa saaka shaacisay inay soo rideen, kana hortageen Gantaallo lagu soo weerarray Garoon ku yaalla duleedka magaalada…
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Dr Abiy Axmed, ayaa ballan qaaday inuu isbadal ku samayn doono sharciyada uu sheegay in ay…
Madaxii hore ee Hay’adda Dembi baarista Mareykanka FBI ninka lagu magacaabo James Comey ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha talada…
Dowladda Imaaradka Carabta ayaa go’aan culus ka qaadatay taageeradii milateri ee ay siin jirtay dowladda Soomaaliya iyo tababarkii ciidamada Milateriga…
Boqor Salmanka Sucuudiga ayaa furay shir madaxeedkii sagaal iyo labaataan ee ururka Jaamacadda Carabta oo lagu qabanayo magaalada Dahraan waxaanu…
Amiirka dalka Qatar ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shir madaxeedka 29aad ee dalalka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka Sacuudiga.
Shir madaxeedkii dalalka Jaamacadda Carabta ayaa ka furmay magaalada Dahraan ee Boqortooyada Sacuudiga.
DAAWO VIDEO: Ciidamo ka socda 25 Dal oo Dhoolatus milateri ku sameeyay Bariga Boqortooyada Sacuudiga
Ciidamo ka kala socda 25 dal ayaa dhoolatusa milateri oo weyn ka sameeyay Bariga Boqortooyda Sacuudiga ee loo yaqaan Gobolka…
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen dalka Suuriya oo ay dalkiisa…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay goobta lagu qabanayo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Boqortooyada Sacuudiga marti geineyso sanadkan oo…
Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa shaacisay in inta badan gantaalihii lagu weerarray magaalooyinka Dimishiq iyo Ximis ee dalka Suuriya intooda badan…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarro duqeyn ah oo dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ay ku qaadeen dalka Suuriya.
Wadammada Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa weerarro duqeymo Aroortii saaka ku qaaday magaalooyin ka tirsan dalka Suuriya, iyadoo ugaa jawaabay …
Xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inay dunida dib ugu laabatay dagaalkii qaboobaa ee bilowday kadib dagaalweynihii labaad ee…
