Browsing: Caalamka
Dumar ree sacuudi ah ayaa ka qeyb qaatay tartan Baaskiileedkii ugu horreyay ee loo qabto dumarka sacuudiga kaas oo dad…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa shir madaxeedkii Jaamacadda Carabta ka wareejisay magaalada Riyaad oo hore loogu qorsheeyay inuu shirku ka dhaco.
Dawladda Ruushka ayaa Maraykanka uga digtay dagaal toos ah oo labada dal dhexmara haddii uu qaado weerar dhanka cirka ah…
Amiirad u dhalatay Imaaraadka Carabta oo ciidamo qafaasheen iyadoo baxsad ah, baadigoobna loogu jiro
Koox dhanka sharciga u ololeysa oo ku sugan London ayaa ugu baaqay Imaaraatka Carabta inay ka jawaabaan waxa ku dhacay…
Shaqsiyaad taabacsan dowladda Imaaraadka oo isugu jira saxafiyiin iyo dad wax ku qora baraha bulshada ayaa bilaabay weerar cusub oo…
Itoobiya ayaa ku eedeysay Masar inay mas’uul ka ahayd fashilkii ku yimid wadahadalkii saddex Geesoodka ahaa ee arrinta webiga Niel…
Waxaa sii kordhay xiisada u dhaxeysa dalalka milateri ahaa ugu waaweyn caalamka ee Mareykanka iyo Ruuskha oo qarka u saaran…
Wararka laga helayo caasimadda Sacuudiga ee Riyaad ayaa sheegaya in gantaallo lagu weeraray magaaladaasi, iyadoo laga maqlay qaraxyo waaweyn.
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay ku kacday khaladaad ay ku jebisay…
Milkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg ayaa guddi ka socda golaha aqalka sanatka Maraykanka u sheegay in shrirkaddiisa ay loolan joogto…
Ruushka ayaa digniin culus kasoo saaray weerar la filayo inuu Mareykanku ku qaado Suuriya, iyadoo ku hanjabtay inay soo ridi…
Dowladda Baxreyn ayaa ku soo biiray dagaalka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogan Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, kadib markii lacag safaaradda…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa war Culus kasoo saartay tallaabaadii ay dowladda Soomaaliya kula wareegtay lacag u socotay ciidamada Soomaaliya iyo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday inuu jawaab culus ka bixin doono weerarkii Kiimikada loo adeegsaday ee ka dhacay magaalad…
Toddobaad kasta, maalinta Arbacadda ayaa golaha wasiiradda madaxweyne Donald Trump waxa ay isugu tagaan qol qarsoodi ah oo ka tirsan…
Garoon diyaaradeed oo ay leeyihiin ciidammada cirka ee Suuriya ayaa gantaallo lagu weeraray, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Suuriya.
Nin 65 sano jir ah ayaa ku dhintay afar qof oo kale oo ka mid shaqaalaha dab damiskana waa ay…
Booliiska Jarmalka ayaa sheegay in gaari la jiirsiiyay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo ku taalla waqooyi galbeed magaalada…
Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaank Dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ku baaqay Urur Goboleedka IGAD in ay kulan deg deg ah…
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Itoobiya oo booqanaya Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta lagu wadaa inuu booqdo Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida…
