Browsing: Caalamka
Madaxwaynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa, ayaa magacaabay golaha wsaiirrada,isaga oo saraakiil sarsare oo militariga ka tirsan u magacaabay jagooyiin…
Ra’iisal wasaaraha UK Theresa May ayaa jawaab u dirtay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, iyadoo sheegtay inuu ku khaladanaa sii faafinta…
Safiiradda Mareykanka u fadhida golaha ammaanka ee Qaramada midoobay, Nikki Haley ayaa hoggaanka Kuuriyada Waqooyi uga digtay in gebi ahaan…
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trumpo ayaa weerar dhinaca afka ah ku qaaday Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska haweeneyd Theresa May, kadib dood ka dhalatay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu dib u faafiyay Muuqaalo dhowr ah…
Nin horey loogu xukumay dambiyo dagaal oo uu ka geystay Bosnia oo ay ku socotay dhagaysiga dacawd uu rafcaan ka…
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabinta nooc cusub oo ah gantaallada ballistic loo yaqaanno ee qaaradaha isaga…
Amiirkii ugu horeeyay ayaa xabsiga laga sii daayey dalka Sacuudiga kadib markii lacag fara badan looga qaatay si uu xoriyadiisa…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaaday degaanka xeebta dalkaasi ee Lamu.
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay in loo caleemo saarayo madaxweynaha shacabka Kenya.
Tirada ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalalka Soomaaliya, Suuriya iyo Ciraaq ayaa ka badan intii saraakisha Pentagonka ay horey u…
Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa maanta loo kala dhaariyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya kadib munaasabad balaaran oo…
Waxaa la shaaciyay liiska madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa calaama-saarka madaxweynaha dib loo doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta.
Waxaa soo baxay warar sheegaya in dowladda Qatar ay qoraneyso dagaalyahanno kasoo jeeda Soomaaliya iyo Kenya oo weerarro argagixiso ka…
Ciidamada dalka Masar ayaa bilaabay howlgal balaaran oo lagu baacsanayo dabley dad badan ku leysay masjid ku yaalla gobolka Sinia…
Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa xiisad culus ka dhex abuuray dalkiisa iyo Iiraan kadib markii uu hoggaamiyaha ruuxiga ah…
Ciidamada Masar ayaa waxay sheegeen in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadeen Mintidiin la ruymaysan yahay in ay yihiin…
Dadka ku dhintay Masjidka ku yaalla magaalada Cariish ee dalka Masar ayaa gaaray 235, halka dhaawaca uu dhan yahay 109,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Rasaas iyo qaraxyo isugu jira loo adeegsaday lagu qaaday Masajid ku yaalla gobolka…
Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar Bam iyo Rasaas loo adeegsaday ku qaaday Masajid ku yaalla gobolka waqooyiga Sinai ee dalka Masar,…
