Browsing: Caalamka
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta booqasho uga bilaabtay dalka boqortooyada Sacuudiga.
Askari Somali-Mareykan ah ayaa sababay inay is casisho taliyihii Booliska Minneapolis, kadib kiis dil ah oo uu ku lug yeeshay askariga…
https://youtu.be/VxO1oLTxtiw
Afhayeenkii Aqalka Cad ee Mareykanka Sean Spicer ayaa iska casilay xilka iyadoo goor dhoweyd lagu dhawaaqay arrintan.
Shakhsiyaad aad ugu dhow madaxweyne Donald Trump ayaa maanta la weydiin doonaa su’aalo ku aadan faragelinta la sheegay inuu Ruushku…
Arday Kenyaan ah oo ka mid ahaa xubno madaxooda la dul dhigay lacag oo ay raadinayeen hay’addaha ammaanka Kenya ayaa…
Ciidamada Turkiga ayaa weli ku qulqulaya dalka Qatar, kadib heshiis si degdeg labada dal u gaareen oo ku saabsan saldhigga…
Sarkaal ka tirsan Booliska Mareykanka ee magaalada Minneapolis ayaa xiisad ka dhex abuuray dalalka Mareykanka iyo Australia, kadib markii uu…
Booliska dalka Sacuudi Carabiya ayaa baaraysa gabar soo bandhigtay muuqaal ay iska soo duubtay iyadoo xiran dhar gaaban oo haweenka…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan kooxda Alshabaab.
FADEEXAD: Imaaraadka oo ka danbeeyay Weerarkii Internetka dalka Qatar ee dhaliyay xiisadda Khaliijka
Imaaraadka ayaa fadeexad weyn ku soo baxday kadib markii saraakiil sirdoon oo Mareykan ah ay sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii…
Madaxweynaha Turkiga ayaa weerar ku qaaday dalalka Reer galbeedka isagoo ku eedeeyay munaafaqnim siyaasadeed.
Iyadoo maanta la xusayo sanadguuradii koowaad ee fashilkii afgembigii dhicisoobay dalka Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya kaalin weyn ka…
Nin ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday dalxiisayaal ku sugnaa magaalada xeebta Badda Cas ku taalla ee Al-Qardaqah.
Bethuel Kiplagat wuxuu qayb muhiim ah ka soo qaatay wadahadallo nabadeed oo qaar ka mid ah dalalka gobolka lagu heshiisiinayey.
Shan qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay Masjidka barakeysan ee Al-aqsaa, kadib dabley Falastiiyiin ah oo weerar ku qaaday…
Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan…
Wiilka curadka ah ee Donald Trump ayaa ku lug yeeshay kiiska ku saabsan kaalintii Ruushku ku lahaa doorashadii Mareykanka.
Ugu yaraan 16 ruux ayaa dhimatay ka dib markii ay qaraxday diyaarad ay leeyihiin milatariga Maraykanka oo ku dhacday Mississippi.
Madaxweynaha Kenya ayaa uga digay garsoorka dalka in uu mucaaradka gacan ku siiyo sidii doorashada soo socota ay khalkhal u…
