Browsing: Caalamka
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Dowladda Jabuuti ay xayirtay agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo la…
Wararka laga helayo dalka Djibouti ayaa sheegaya in diyaaradda Turkish Airlines ee saaka la filayey inay ka degto magaalada Muqdisho…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta wadahadal gaara oo albaabada u xiran yihiin ka yeelanaya khilaafka dhexeeya madaxweynaha muddo…
Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Maraykanku uu haatan ka amni badan yahay sida uu ahaa 20 sano…
Jabhadda Xoreynta Tigray TPF ayaa shaacisay inay dib u qabsadeen magaalooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Axmaarada oo ay hore…
Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in lacag gaareysa 31 milyan oo dollar ay gargaar ahaan u siineyso Afghanistan, taasoo ah…
Dalka Lubnaan oo muddo dheer xukuumad la’aan ahaa ayaa goor dhoweyd looga dhawaaqay Ra’iisal wasaare iyo Gole Wasiiro cusub.
Waxaa weli la raadinayaa Falanqeeye siyaasadeed iyo Aqoonyahan kasoo jeeda Soomaalida Kenya Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo Arbacadii lagu qafaashay magaalada…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya, isagoo xaaladda Soomaaliya ku tilmaamay inuu hayo AIDS…
Daalibaan ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday xukuumad xilgaarsiin ah oo kumeelgaar ah, iyadoo la magacaabay Ra’iisal wasaare, wasiiro iyo mas’uuliyiin…
Hoggaamiyaha Jabhadda Iska caabinta ee kasoo horjeeday Daalibaan, xarunteeduna ahayd Gobolka Panjshir, Axmed Mascuud, ayaa qiray in laga qabsaday xaruntiisii,…
Kooxda Taliban ayaa shaacisay inay guud ahaan la wareegtay Gobolka Panjshir oo ahaa kan kaliya ee ka maqnaa gacanteeda dalka…
Rasaas culus ayaa ka dhacday agagaarka xarunta madaxtooyada dalka Guinea ee Conakry, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan inuu dhacay…
Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu si ulakac ah u burburiyey Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul iyo Qalabkii uu ku howlgeli jiray…
Daalibaan oo weerar culus u qaaday Gobolka Dooxada Panjshir oo ah halka ugu dambeysa ee dalka Afghansitan ee gacanteeda ka…
Dowladda Qatar ayaa diyaarad sida koox farsamo u diray Garoonka magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan oo ay hadda maamulaan dhaqdhaqaaqa…
Xarakada Daalibaan ayaa shaacisay inay go’aansatay dagaal ay ku qaado Gobolka Panjshir ee uu ka taliyo Axmed Mascuud oo uu…
Ciidamada Mareykanka ayaa isaga baxay dalka Afghanistan, iyadoo xalay ka hor habeen barkii xilliga dalka Afghanistan 31 Ogost 2021 ay…
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay goor dhoweyd inay dhammaan ciidamadeedii kala baxday dalka Afghanistan, saacadu marey hayad habeen barkii dalkaasi.
Dowladda Turkiga ayaa soo bandhigtay diyaaradii ugu danbeysay Drone ah oo awood u leh inay xambaarto gantaallo badan, awoodeeduna ka…
