Browsing: Caalamka
Dowladda Sacuudiga ayaa sanadkii labaad joojisay inay dadka Muslimiinta ahe e dalalka dibadda ka imaanaya Waajibaadka Xajka u tagaan dalkaasi.
Safiirka Soomaaliya u fadhiyey dalka Turkiga Ambassador Jaamac C/llaahi Caydiid ayaa loo magacaabay inuu Soomaaliya wakiil uga noqdo dalka Azerbaijan.
Dowlada Kenya ayaa fasaxday diyaaradihii tegi jiray ama uga imaan jiray Soomaaliya, kadib muddo ay xayiraad saartay.
Warbixinta sanadlaha ah ee Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay Xuquuqda Aadanaha iyo warbixinnada Xafiiska Wakiilka Sare iyo Xoghayaha Guud ayaa…
Dowladda Eritrea ayaa eedeyn culus u jeedisay Mareykanka, iyadoo ku eedeysay inuu taageerayo jabhadda Tigreega ee dagaalka wada.
Warbixin la fialyo inay dhowaan kasoo baxdo Guddiga Xuquuqda Insaanka Qaramada Midoobay ee Xaaladda Eritrea ayaa lagu xusay wararka sheegaya…
Dalka Kenya waxaa ka bilowday daawashada filim ay soo saartay Shirkad Kenyan ah oo uu wax ka metelayo Jilaa Soomaali…
Hoggaamiyaha kooxda Boko Haram Abubakar Shekau ayaa is-dilay kadib dagaal uu la galay dagaal-yahanada kooxda Daacish ee Gobolka Galbeedka Afrika…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa War kasoo saaray eedeyntii ay dowladda Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya inay duqeyn…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay duqeyn ka fulisay diyaarad nooca Drone-ka ah oo ay leedahay dowladda Kenya.
Dabley hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday Kolonyo uu la socday Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka ee dalka Uganda Gen.…
Dowladda Kenya ayaa uga digtay hay’adaha QM, Ururada Caalamiga ah iyo Howlgallada Diblomaasiyadeed inay joojin doonto dhammaan duulimaadyada Soomaaliya.
Dowladda Qatar ayaa dadaal weyn ugu jirta inay dib usoo celiso xiriirkii ay la lahayd Imaaraadka Carabta, kadib markii guul…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay kiiska Dacwad ciqaabeed lagu soo oogay shaqaalaha iyo madaxda Hay’adda Sahan Research ee…
Midowga Yurub ayaa war kasoo saaray heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, kaasoo shalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho.
Dowladda Qatar ayaa toddobaadkan ku dhawaaqday inay deeqa lacageed oo gaaraya $500 milyan ku bixineyso dib u dhiska Marinka Gaza…
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ayaa baahisay muuqaalka askari ka tirsan ciidamada Kenya oo ay maxbuus ahaan u heystaan, kaasoo lagu qabtay…
Dowladda Ingiiriska ayaa la sheegay inay ciidamo gaara u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la dagaalanka…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa mar kale maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya, sida uu shaaciyey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Militariga dalka Mali ee ku yaalla Galbeedka Afrika ayaa xiray Madaxweynihii, Ra’iisul Wasaarihii iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda kumeel gaarka…
