Browsing: Caalamka
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay xayiraad socdaal kusoo rogtay saraakiil ka tirsan dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo ku lug…
Midowga Afrika (AU), Midowga Yurub (EU), Urur Goboleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay (UN) ayaa bayaan wadajir u soo saareen ku…
Israa’iil iyo kooxaha Falastiiniyiinta ayaa gaaray heshiis xabbad joojin oo ilowday saaka aroortii kadib socday muddo 11 maalmood ah.
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Dramani Mahama ayaa ka noqday inuu aqbalay xilkii ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika…
Dowladda Turkiga ayaa caddeysay inaysan mas’uul ka ahayn falalka lagu eedeeyay ciidamada ay u tababartay dowladda Federaalka ee Soomaaliya, tasoo…
Xarakada Alshabaab ee Soomaaliya ka howlgasha, kana tirsan ururka Al-qaacida ayaa bayaan kasoo saartay dagaalka Yuhuudda ku qaaday Marinka Gaza.
Dowladda Uganda ayaa billowday inay ciidamadeeda ka howlgala Soomaaliya ee ka tirsan AMISOM ee jooga Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira…
Doorashada Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii labaad dib u dhac ku yimid, kadib markii Guddiga Doorashada dalkaasi, iyadoo aan waqti…
Dagaalyahanada Xamaas ayaa maanta Gantaallo dhowr ah weerartay magaalooyinka Israa’iil oo ay ka mid tahay caasimadda Tel Aviv.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha dalkaasi oo uu hayay tan…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Jabuuti…
Dowladda Kenya ayaa diyaarado gaara u fasaxday inay tagaan Somaliland, iyadoo ay jirto xayiraadda duulimaadka ee ay saaray Soomaaliya.
Muuqaalka wiilka yar ee lagu magacaabo Xamza Nassar oo ku shahiiday weerar ay diyaaradaha ciidamada Yuhuudda ku qaadeen Marinka Gaza…
Ciidamada Yuhuudda oo adeegsanaya diyaaradaha dagaalka, Taagiyada iyo Madaafiicda Goobta ayaa sii wada duqeyn aan kala joogsi lahayn oo ay…
Iyadoo inta dalalka Islaamka maanta oo Khamiis ah laga ciidayo Ciidul fitriga sanadkan 1442H ayaa waxaa jira dhowr dal oo…
Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa ka hadashay warar baraha bulshada lagu baahiyey oo ku saabsan duulimaad ay bilaabeyso inay ku…
Waxaa dunida islaamka maanta laga ciidayaa dalal ku yaalla Galbeedka Afrika oo ku dhawaaqay inay Arbacadda maanta 12-ka May 2021…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in la waayey Bishii Shawaal (Soonfur) oo Berri Arbaco 12-ka May ay tahay…
Waxaa goor dhow bilowday inay dalalkii ugu horeeyay ee islaamka ay shaaciyeen Ciidul Fitriga iyo xilliga ay ku beegan tahay,…
Dowlada Kenya ayaa go’aan cusub qaadatay iyadoo joojisay dhammaan diyaarada uga yimaada ama u socda Soomaaliya.
