Browsing: Caalamka
Xaaladda magaalada Qudus, marinka Gaza iyo degaanada Yuhuudda ayaa kasii dartay saacadihii ugu danbeeyay, kadib xadgudubkii ay ciidamada Yuhuudda kula…
Colaadda dalka Itoobiya ayaa saameyn ku yeelatay ciidamada dalkaasi ee nabad ilaalinta u joogay dalalka dibadda, kadib colaadii ka dhacday…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda xilgaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay warar si weyn loogu baahiyey Baraha bulshada oo ku saabsan in…
Shiinaha ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay kusoo dhaceen haraagii Gantaalka dalkaasi u diray hawada ee ‘Long March 5B.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gantaalkii Shiinaha ee ‘Long March 5B’ dhulka kusoo dhacay, isagoo burburay markii uu…
Waxaa la filayaa inuu dhulka kusoo dhaco burburka Gantaalka Shiinaha ee CZ-5B ah oo loogu magac daray (Long March 5),…
Gantaalkii Shiinaha ka faraha baxsaday oo maanta dhulka ku soo dhacaya iyo Dalalka laga cabsi qabo..
Xarunta Cilmi-baarista iyo Horumarinta Dayaxgacmeedyada ee Mareykanka ayaa sheegtay in gantaal ay Shiinaha toddobaadkii hore hawada sare u dirtay balse…
Dowladda Turkiga ayaa bogaadisay kaalintii ay dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta xiriirkii Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya, waxayna soo dhoweysay in…
Midowga Afrika ayaa Madaxweynihii hore dalka Ghana John Dramani Mahama u magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo ka shaqeyn…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jeddah iyo Boqortooyada Sacuudiga.
Dowladda Kenya ayaa si taxadar leh uga hadashay tallaabada ay Dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday ee ay kusoo celisay xiriirkii diblomaasi…
Amiirka dalka Qatar Tami Bin Hamad Al-thani ayaa qoraal uu soo saarya ugu hambalyeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya xiriirka ay…
Wasiirkii maaliyadda dalka Qatar ayaa la amray in la xiro kadib markii uu lagu soo oogay dembiyo ku saabsan musuq…
Ergeygii dowladda Qatar ee tegay magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, lana kulmay madaxda Somaliland, Dowladda Federaalka, qaar ka mida maamul Goboleedyada…
Wasiiradda Horumarinta iyo Arrimaha Dibadda ee dalalka ugu horeeya dunida dhaqaalaha ee loo yaqaan G7 ayaa War kasoo saaray xaaladda…
Wiil Soomaali ah oo Taksiile ka ahaa dalka Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay, kadib weerar uu ku qaaday nin kale.
Haweeney ku nool dalka Mali ayaa dhashay sagaal caruur ah oo laba ka mida aysan dhaqaaltiirtu ku ogeysan inay sido…
Egeyga dowladda Qatar u soo dirtay Soomaaliya aya markii ugu horeysay ka hadlay socdaalkiisa Soomaaliya iyadoo wasaaradda Arrimaha dibada dalkaasi…
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu dib loogu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday kulamo uu dhinacyada siyaasadda la leeyahay ergeyga dowladda Qatar u so dirtay Soomaaliya.
