Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxweynaha dalka yar ee Geeska Afrika.
Madaxda caalamka ayaa farriimo tacsi ah usoo diraya Qoyska BoqortooyadaIngiriiska, kadib markii uu geeriyooday Prince Philip Ninkii qabay Boqorrada Ingiriiska,…
Xarunta Cilmiga Xiddigiska ee Caalamiga ee fadhigeedu yahay Dubai ayaa shaacisay xillig ay ku beegan tahay dhalashada bisha Ramadaan ee…
Dalka Jordan waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka taagnaa Xiisad u dhaxaysay Boqorka dalkaasi Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza…
Dowladda Soomaaliya ayaa is-barbar taagtay Boqorka dalka Jordan Cabdalla Bin Huseen oo qalaase ka heysto Gudaha qoyskiisa markii uu xabsi…
Wiil dhalinyarro oo Soomaaliyeed ayaa lagu dilay degaanka Etobicoke ee magaalada Toronto, dalka Canada.
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay wareegto uu muddo sanad ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee Maryakanku ku soo rogay…
Dowladda Turkiga ayaa codkeeda ku biirisay dalalka iyo uurrrada caalamiga ah ee sida weyn uga welwelsan xaaladda Soomaaliya iyo heshiis…
Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar aan ka hadal lahayn oo lagu xirayo xeryaha Qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab iyo Kaakuma.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeyay qirtay in ciidamada Eritrea ay galeen, kana dagaalamen Gobolka Tigray, kadib…
Waxaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga maanta lagu aaasay caalimkii weynaa ee Islaamka Sheekh Maxamed Cali Saabuuni oo u dhashay…
Dowladda Mareykanka ayaa War cad kasoo saaray xaaladda Doorashooyinka Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan Doorasho dalka ka dhacda.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa soo bandhigay War-saxaafadeed ku sabasan sababta ay ku diiday Dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay ee…
Weriye Somali ah oo soo bandhigay Kufsi baahsan oo ciidamada Itoobiya iyo Eritrea ka geysteen Tigray
Gobolka Tigray oo ciidamada Itoobiya iyo Eritrea ku duuleen ayaa waxaa ka dhacay tacadiyo waaweyn oo bani’aadamnimo oo Qaramada Midoobay…
Madaxa Guddiga xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa ogolaatay codsigii Ethiopia ee oo ku saabsanaa in si wadajir ah…
Madaxweyne ku xigeenka Tanzania Samiya Suluhu Hassan ayaa noqoneysa haweeneydii ugu horeysay ee dalkaasi madaxweyne ka noqota, haddana kasoo jeeda…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka…
Madaxweynihii dalka Tanzania John Pombe Magufuli ayaa lagu xaqiijiyey inuu geeriyooday, sida lagu sheegay War ay soo saartay dowladda dalkaasi.
Maxkamadda Cadaaladda ICJ ayaa soo saartay go’aan ay ka qaadatay dacwadda kiiska Badda ee Soomaaliya, kadib marii ay Kenya diiday…
Dowladda Kenya ayaa qaadeysa tallaabo kale oo ay ku dooneyso inay ku carqaladeyso Kiiska Dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya.
