Browsing: Caalamka
Waxaa sii kordhaya dalalka joojiyey ama hakiyey isticmaalka Tallaalka AstraZeneca oo maanta Soomaaliya soo gaaray, kadib markii lagu arkay saameyn…
Dowladda Kenya ayaa qaadaysa tallaabo lama filaan ah, markii ay ka baaqsato inay ka qeyb gasho dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda…
Dowladda Imaaraadka ayaa wakiil u qaabilsan Somaliland u dirtay magaalada Hargeysa, kaasoo waraaqihiisa aqoonsiga maanta guddoonsiiyey Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane…
Wasiirka caafimadka dalka Jordan Nadiir Cubeydaat ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd, kadib markii Bukaano qaba cudurka Covid-19 ay u dhinteen…
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay kaalin ku yeelaneysa sidii xal loogu heli lahaa is mari waaga ka taagan Doorashada.
Golaha Ammaaka Qaramada Midoobay oo xalay sanad dheeraad ah xilka u cusbooneysiiyay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa madaxda dowaldda…
Golaha Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka ayaa magdhow gaaraya 27 Million oo doolar siiyay qoyska ninkii madoobaa ee…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa wareegto uu soo saaray shaqadii uga eryay wasiirkii Xajka iyo Cumrada dalkaasi Mohamed Bintin.
Soomaaliya ayaa ka mida dalalka loogu deeqay tallaalka Cudurka Covid-19 ee ka mida mshruuca COVAX oo ah mashruuc ay samaysay…
Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa war cusub kasoo saartay caawa qaabka dhageysiga Dacwadda kiiska Badda ee Somaliya iyo…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ku dhawaaqay inuu markii shanaad isku sharxay xilka madaxweynaha Dalka Jabuuti ayaa shaaciyey sabab…
Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa daba joogta dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Mohamed oo loo…
Alshabaab ayaa xalay baahisay farriin cod ah oo uu diray Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Ahmed Cumar (Abuu Cubeysa) oo…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda Badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya dhageysigeedu dhici…
Sirdoonka Mareykanka ayaa shaaciyey warbixn sir ahayd oo laga qoray dilkii Weriyihii caanka ahaa ee Jamal Kashoqgi oo sanadkii 2018…
Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta.
Ra’iisal wasaaraha dalka Armenia ayaa shaaciyey inuu socdo afgembi dowladiisa lagu ridayo oo ay wadaan ciidamada dalkaasi.
Booliska iyo Sirdoonka Turkiga ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga ku qabtay shaqsi la sheegay inuu ka tirsan yahay Alshabaabka…
Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa go’aamisay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka…
Wakiilka dawladda Maraykanka ee Q/Midoobay Richard Mills ayaa sheegay inay ugu baaqayaan hoggaamiyayaasha Soomaalida inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga…
