Browsing: Caalamka
Madaxweynaha xilligiisu sii dhammaanayo ee Donald Trump ayaa sheegay in doorashadii dalkaasi ee madaxweynaha looga shubtay, ayna dhacday ku shubasho…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu bilowday dagaalkii ugu danbeeyay ee Gobolka Tigray.
Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu dilay Soomaaliya, kaasoo ahaa sarkaal sida milateriga u tababarran kana howlgala…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa 13 Dal oo ay Soomaaliya ku jirto ka joojisay inay dalkeeda soo galaan oo la siiyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray digniin ku socota beesha Caalamka, isagoo uga digay inay isku dayaan faragelin…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu xaqiijiyey inay dowladda Soomaaliya si buuxda taageersan…
Safiirka dowladda Itoobiya u jooga magaalada Muqdisho Jalaaludiin Omar ayaa shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya uu si buuxda u taageeray howlgalka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ergay gaara u soo diray magaalada Muqdisho, si uu ula kulmo, isla markaana farriin…
Hoggaamiyaha Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya Debretsion Gebremichael ayaa meesha ku gacan seyray digniin kasoo yeertay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ku saabsan xaaladda Soomaaliya ku yeelanaya xarunooda Magaalada New York.
Ra’iisal wasaaraha israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa kulan qarsoodi ah la yeeshay dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Mohammed bin Salman oo uu wehliyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray amar uu siinayo madaxda Gobolka Tigray, isagoo u qabtay muddo 3 maalmood…
Ciidamada Milatariga Ethiopia ayaa is diyaarinaya dagaalkii ugu danbeeyay oo ay ku doonayaan inay qabsadaan caasimadda Gobolka Tigray ee Makelle,…
Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ay la wareegeen magaalooyinka Gobolka Tigray ee Aksum iyo Adwa, iyadoo xukuumadaasi dalkaasina ay…
Agaasimaha Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dowladda Itoobiya oo ku saabsan inuu…
Dowladda Itoobiya ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo saraakiil Tigree ah iyo kuwa la shaqeeeyay oo uu ku jiro…
Dowladda Soomaaliya ayaa mowqif nabadeed oo dhexdhexaad ah ka qaadatay dagaalka ka socda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, iyadoo dhinaca…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ciidamadeeda guulo ka gaareen dagaalka ka socda Gobolka Tigray, ayna ku dhow yihiin caasimadda Mekelle.
Dowladda Mareykanka ayaa laba sarkaal ooka mida Alshabaab ku dartay liiska argagixisada caalamiga ah ee la raadinayo.
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunke ee WHO inuu ku howlan yahay sidii uu taageero diblomaasiyadeed iyo…
