Browsing: Caalamka
Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga ee Doorashada Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo goor dhow ka hadlay xaruntiisa magaalada Wilmington ee Gobolka Delaware…
Musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga ee u tartamaya Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa qarka u saaran inuu ku guuleysto xilka madaxweynaha kadib…
Iyadoo ay weli socoto tirinta codadka afarta Gobol ee go’aamin doona cidda noqoneysa Madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa soo baxay lama…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo barta Twitter-ka ee uu sida weyn u adeegsado ayaa xaalad adag dhex martay intii ay…
Waxaa weli socda howgalka Ciidamada Federaalka Itoobiya ka wadaan Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kadib markii Ra’iisal wasaraha dalkaasi Abiy…
Saddex maalin kadib Doorashada Mareykanka iyo maalintii afraad ayaan wel lagu kala bixin Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee ay ku loolameen…
Iyadoo ay weli socdaan tirinta codadka doorashadii Mareykanka ayaa waxaa soo baxaya inuu madaxweynaha dalkaasi ku guuleysanayo musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga…
Madaxweynaha Mareykanka ee u ordaya in mar kale dib loo doorto Donald Trump ayaa qeylo -dhaan kasoo saaray sida ay…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay Gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya oo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay inuu guul weyn kasoo hooyey Doorashada madaxweynaha dalkaasi, balse uu dacwad geyn doono…
Barta Twitter-ka ayaa qarisay calaamad inaysan sax ahayn ahna saartay farriintii ugu danbeysay ee uu bartaasi soo dhigay Madaxweynaha Mareykanka…
Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden oo goor dhow hadlay ayaa shaaciyay inuu rajo fiican ka qabo guul uu ka gaaro…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyey ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya inay howgal ku qaadaan ururka Tigreega ee…
Ilhan Cumar oo ah haweeney asalkeedu yahay Soomaali ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Koongareeska Mareykanka ee laga soo doorto…
Waxaa soo baxaya natiijooyinka Doorashada Madaxweynaha Mareykanka oo ay ku loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donad J. Trump iyo Madaxweyne ku…
Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta looga dareeray dalkaasi iyadoo ay si weyn ugu loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donald Trump iyo…
Wararka laga helayo magaalada Vieanna ee dalka Austria ayaa sheegaya in weerarro hubeysan ay ka dhaceen caasimadda dalkaasi.
Gabar yar oo 3-sano jir ah ayaa laga soo saaray burburka Daar ku duntay dhulgariirkii Jimcihii ka dhacay magaalada Izmir…
Madaxweynaha Turkiga ayaa mahadcelin u diray madaxda dalalka caalamka ee dalkiisa garab istaagga iyo taageerada u fidiyey, kadib dhul gariirkii…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay ninkii weerarka ka geystay Kaniisadda ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska Brahim al-Aouissaoui…
