Browsing: Caalamka
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dhulgariir xoog leh oo Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga, oo…
Waxaa la shaaciyey ninkii ka dambeeyay weerarkii Mindi-da loo adeegsaday lagu qaaday Kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dalka Faransiis…
Saddex qof ayaa lagu dilay saaka Kaniisad ku talala magaalada Nice ee dalka Faransiiska, kadib markii nin ku hubeysan Mindi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi Kaniisad ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska.
Sheekha caanka ah ee Soomaaliyed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa saaka salaaddii Subax Imaam ka noqday oo dadka ku…
Wargeys kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa sawir-gacmeedo ceebeyn iyo jeesjees ah ka sameeyay muuqaalka Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan.
Dadka Bangladesh ayaa maanta isugu soo baxay dibaxbixii ugu weynaa ee looga horjeedo Madaxweynaha Faransiiska oo taageeray faafinta Sawir-gacmeedyo lagu…
Waxaa dunida islaamka kusii xoogeysanaya ololaha lagu mamnucuayo iibinta iyo iibsiga wax soo saarka iyo Ganacsiga dadka Faransiiska, kadib markii…
Dowladda Faransiiska ayaa si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Turkiga oo weerar afka ah ku qaaday Dhiggiisa Faransiiska…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan si cad u sheegay in Turkigu uu bilaabay tijaabinta Gantaalaha difaaca cirka casriga ah ee…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa War yaab leh kasoo yeeray, kaasoo ku saabsan muranka ka dhaxeeya dalalka Itoobiya iyo Masar…
Haweeneeydi u dooneyd ee ay u ballansanaayeen inay is-guursadaan Saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha…
Wasiir ka tirsan dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo eedeeyay fadeexad ah inuu fara-xumeeyay haweeney u dhalatay dalka Ingiriiska oo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in keyd kale oo shidaal uu dalkiisu helay, kadib shir jaraa’id…
Nin dhalinyaro oo Middi ku hubeysnaa, kuna dhawaaqayey ‘Allaahu Akbar’ ayaa dilay Macalin Iskuul oo bandhig u sameeyay sawiro gacmeed…
Boqortooyada Saudi Arabia ayaa ku fashilantay inay mr kale xubin ka noqoto Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay oo ay…
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa war kasoo saaray xuska sanadguurada saddexaad ee qarixii Soope oo dad ku dhow…
Haweeney kasoo jeeda Soomaalida Waqooyi-Bari Kenya oo ka Senatorada Aqalka sare ee Kenya, laguna magacaabo Falxada Deeqow Iimaan ayaa cudurdaar…
Wasiir Imaaraad ah oo weerarray ciidamada Turkiga ee jooga dalka Qatar iyo Jawaab culus oo loo diray
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibedda Imaaraadka Anwar Qarqaash ayaa weerar afka ah ku qaaday ciidamada Turkiaga ee jooga dalka Qatar, isagoo…
Waqooyiga Kuuriya ayaa soo bandhigay Gantaalkii ugu weynaa ee nooca ballistic ah oo kasoo muuqday dhoolatus lagu xusayo sanadguurada 75-aad…
