Browsing: Caalamka
Duqeyn iyo Dagaaallo culus ayaa ka dhex qarxay ciidamada dalalka Armenia yo Azerbaijan, wax yar kadib markii ay dhaqan gashay…
Waxaa magaalada Nairobi lagu afduubtay nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Liibaan Cabdulle Cumar, kaasoo ka mid ahaa saddex nin…
Guddiga Abaalmarin caalamiga ah ee Nobel-ka (Nobel peace prize) ayaa ku dhawaaqay cidda ku guuleysatay abaalmarintaasi sanadkan 2020.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa difaacay ciidamada Turkiga ee ku sugan dalka Qatar, isagoo sheegay in ciidamadaasi ay qeyb…
Dalalka Cuba iyo Kenya ayaa beeniyay in la sii daayey laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba oo Alshabaab ay…
Baarlamaanka Itoobiya ayaa meel mariyey in aqoonsiga lagala noqdo oo xiriirka loo jaro Maamulka Gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya, kadib…
Taliyeyaashaugu sarreeya ciidamada qalabka sida ee Mareykanka ayaa shaaciyey inay is karantiileen, kaddib markii sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa jawaab kulul u diray Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo dhowaan aflagaado u geystay diinta…
Is-maamulka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyey inuusan aqoonsaneyn wixii maanta ka danbeeya xukuumadda Itoobiya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare…
Afhayeenkii Aqalka Cad iyo Madaxweynaha Mareykanka Kayleigh McEnany ayaa la shaaciyey goor dhoweyd in laga helay Cudurka Coronavirus.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku usgan dalka Kuwait ayaa booqday Qabriga Amiirkii dalkaasi e dhowaan geeriyooday Sheekh…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo cudurka COVID-19 qaba, kun sugan isbitaalka Milatariga ee Waler Reer ayaa xalay soo duubay muuqaal…
Waa haweeney 31 sano jir ah oo jecel inay is qariso oo aysan warbaahinta kasoo muuqan, waxayna gacan-yare u tahay…
Gudddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa shaaciyey inay furan tahay tallaabo milatari oo laga qaado Dowlad goboleedka Tigrey, haddii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd loo qaaday Isbitaalka Milateriga Walter Reed hospital ee duleedka magaalada Washington, kadib markii…
War cusub oo laga helay Xaaladda Caafimaad ee Donald Trump (Dawo awoodda jirka xoojisa oo la siiyey)
Warar dheeraad ah ayaa laga faafiyey xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo laga helay cudurka Coronavirus isaga iyo…
Kadib markii la shaaciyey in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu ku dhacay Cudurka Coronavirus ayaa waxaa soo baxay su’aalo badan…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo xaaskiisa Melania ayaa laga helay cudurka Coronavirus.
Kadib geeridii Amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabah Al-axmed Aljabir Alsabax waxaa lagu dhawaaqay in Amiirka cusub ee dalkaasi la dhaariye…
Amiirkii dalka Kuwait Sabaax Aljaabir Alsabaax ayaa goor dhoweyd la shaaciyey inuu geeriyooday, isagoo da’diisu ahayd 91 sano.
